Hanti dhawrka
Posted: Mon Jan 21, 2019 12:50 pm
Waar yaa ILLAAHAY yaqaana oo umada islamka ku jira Waar hantidhawrkaad sheegeysaan Muuse Shaani ka bilaababa salacalee.
Ninka jeebabka buuxsaday ee iimaan gorgor ka qaba.
Qaaxo wuxuu ka soo galay isagoo aradan oo dharkii ku dil jeexjeexmay.
Guryihii dawlada ee shacabka ayuu shan qaatay qaar wuu sii iibiyey sidey hooyadii lahayd, qaarna weli wuu haystaa.
Qofku markuu sorgog gaajo ku kor ah yahay sida Muuse cawar waa sidan oo kale.
Macaan jecel caadi ah weeyan been iyo huuhaa ayay isku maaweelinayaan iyo hanti dhawr.
Jeegaan ureysaa imika masaxa dee Inangumeed yahaw is urursaday