Moderator: Moderators
Diaspora abuse make up so what's ur point.Girls back home abuse diyaana. They don’t even look human some of them. I’m good with my halimos in the diaspora
I doubt itDrawing on personal experiences from the males perspectives who have married back home while living in the West, they usually fall in the following categories;
Low income
Criminals on the run
Old men
Girls back home abuse diyaana. They don’t even look human some of them. I’m good with my halimos in the diaspora
Jeez nin weyn ba thy isku xishoda.Who needs to home to buy a woman like Timiro a leaking upside down vessal.
That's basically 95% of all Somali males in the diaspora.Drawing on personal experiences from the males perspectives who have married back home while living in the West, they usually fall in the following categories;
Low income
Criminals on the run
Old men
Is qor badanaa adiga yaa inan ku siinaya xataa hadad haysatid jawaano lacag ah, marka ugu horeysa ayaa la odhanayaa waa gaal.Who needs to home to buy a woman like Timiro a leaking upside down vessal.
Is qor badanaa adiga yaa inan ku siinaya xataa hadad haysatid jawaano lacag ah, marka ugu horeysa ayaa la odhanayaa waa gaal.Who needs to home to buy a woman like Timiro a leaking upside down vessal.
Bisinka iyo yaasinka! sida eygaa ciyaalka xaafadu ku eryanayaan.
Markaa adiga fursad kaagama banaana jeclaan lahaydee ama necbaan lahaydee.
Bilaa dhaqan waaxid
Waa runta walaahi gabadh 19 jir ah baan laba sano kahor guursaday waaba la ii furtay lacaq badan ilaa 9000-dollar baa igaga baxday kkkkkkkWaxay ku xidhan tahay da'daada iyo aduynyada aad haysatid sida guryo, lacag iyo dhul.
Xaga da'da afartan hadaad gaadhay ama qarka u saaran tahay oo aad gabadh shan iyo labaatan ka yar doonaysid wadankii ayaa laguu qaatay lkn u diyaar garow in lagu furto waxaad xoolo haysatay oo dhan lagaa furto.
Lacagta lagaa rabaa waxay y kala baxdaa sida tan
Isbarasho labadii reer ayaa is baranaya meherka ka hor waxa hotel loo kireynayaa dumarka reerkiina iyo dumarka inanta reerkooda markaa waa in inantii Hadiyad qaali ah loo geeya kharashkii hotelka iyo hadiyadynu waa jeebkaga la soco.
Meherkii gabaati iyo yarad buuran oo ciidas ah y soo diyaaar garow inanta ka giiji shaqalada waa laysugu faanaa heblaayoo waxa laga bixiyey $$$$$$$
Teeda kale odayadii reerkooda oo dhan ayaa meel walba isaga imanaya markay maqlaan ina hebel nin qurbaha ka yimid ayaa loo meherinayaa guntay ka soo ruqayaan.
Maalinta meherku dhaco xaflad ayaa habeebkii la samaynayaa taana kharashkeda u diyaar garow
Gurigii iyo sharaxaadiisii iyaguna way ku sugeysaa arooskii hotel khatar ah waa laysugu faanaa ee ka tiiri inanta.
Fijaanadii oo laba xafladood ah tii islaamaha iyo tii hablaha waxa lagu qabanayaa waa hotel ee hada ogsoonow.
Markaa guri gashaan kharashka soo bood bood ayaa lagu odhanayaa ilayn qurbahad ka timide lol maalin walba sheeko cusub u diyaar garow reerkaga inanta ku odhanaya naa ka soo qaad ilayn adigoo caynkaa u eeg ayuu ku helee.
Markaa sidaa ula soco
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 17 guests