Hankii qarankaa rumoobay.
Moderator: Moderators







Horta wadadda Berbera Ilaa Wajaale (Berbera Corridor) ilaa 9 sanadood baa la hadal hayey. Runtiina aad bay muhiim tahay in la sameeyo. Dunida kale kolkay wax dhamaadaan baa loo dabaal degaa laakiin xageena kolkaynu dhagax dhignaba xaflad baynu samaysanaa. Malaha inagu wax qabadkaba waxaynu u naqaan kolkaa dhagax meel la soo dhigo. Waxay ka dhigan tahay adigoo xaflad sameystay kolkaad dherigii dabka saartay. Yeelkadeede, sownigii moodaayey inuu wasiirka Horumarinta Maaliyadu inagu yidhi dhawaan kol wax laga weydiiyey Saldhiga Milateriga ee Imaaraadku dhisayo ee Berbera in aanay wax kiro ah ka qaadanaynin oo badelkeeda dhami uu yahay in ay Imaaradku inoo dhisaan Wadadda Wajaale ilaa Berbera. Hadda isla wasiirka laftigiisa ayaa xiligii dhagax dhiga dekadda yidhi " Itoobiya ayaa 19% leh Oo $80 million ee dollar qaybteeda ah waxay ku dhisaysaa wadadda Wajaale iyo Berbera. Hadda waagii dawladda Siilaanyo ee aan Dekadda Berbera intaan la bixina ka hor waxa lay noo sheegay in wadadda Berbera ilaa Wajaale ay inoo dhisi doonaan European Union. Horta dawladnimadda ma xafladayn baynu u haysanaa, mise shicibkaa waxqabad looga dhigaa? Cadceeda wax sacab qariyo way ka weyn tahay. Dadkan bilaa biyaha ah ee bilaa shaqadda ah ee mar walba canshuurihii cirka lagu geynayo, xafladdo indho sarcaad ah Ma qaadi karo. Kolkaa wadaddan Togwajaale ee noqotay Xaawa leh, yaa maalgelinaya? Marna Saldhiga ayaa lagu badeshay marna Itoobiya ayaa 19% ku maalgelinaysa ayaa hore laynoogu sheegaye; teebaa run ah. Madaxweynaha da'da yar DDS ee Itoobiya isagu soo dhaweyn iyo qadarin ayuu inaga mudan yahay ee aynu iska hubino uun inaan sawir lala galaynin. Walee Wajaale ilaa Berbera war baa yaala. Shacabku yaanay qiiro muxaafadnimo iyo mid mucaaradnimo ina qaadine wax badan baa ina horyaala mana xuma in suaalo lays weydiiyo. Allow sahal amuuraha.

Jamaal Cali xuseen hablaha heesuu hargeisa kula qayilaa , muusaa beerta geliyey. Jamaal oo zubeeriyada ka wata oo siilanyo gacan ku gabad yahay, uunbaa siilanyo muuse u tanaazulay. Maalintas buu jamaal salaanka ka dhacay, isagoo dawakhsan Buu waraabena dabada kasii laaday. War kiisu wax kasoo qaad maleh .

who are those who are dancing like hyenas ?? are they imported cagdheers?
Hankii qarankaa rumoobay.![]()
![]()
I think his project is over , the Daarood came with a wobbly three legged donkey ( kastuumo) and they wanted to barter that with a pure bred horse ( dastuurka hala furo , to put a clause protecting Daarood minority interest compensating for their small numbers) but they were outplayed. The constitution will not be amended for their benefit , period and their Kastuumo project is dead and the Galaydh is reduced to a civilian.Guess who showed up to beg?
![]()
![]()
![]()
![]()

Yep. Somaliland has written the book on how to neutralise qurjiile activism and turn them into ardent Somalilanders, we have seen Xaglotoosiye and now GalaydhI think his project is over , the Daarood came with a wobbly three legged donkey ( kastuumo) and they wanted to barter that with a pure bred horse ( dastuurka hala furo , to put a clause protecting Daarood minority interest compensating for their small numbers) but they were outplayed. The constitution will not be amended for their benefit , period and their Kastuumo project is dead and the Galaydh is reduced to a civilian.Guess who showed up to beg?
![]()
![]()
![]()
![]()
Guess who showed up to beg?
![]()
![]()
![]()
![]()



Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 13 guests