Postby theyuusuf143 » Mon Mar 04, 2019 9:54 am
Muuse biixi sanadkuu joogay , diblumaasiyadenu way laba kaclaysay. Dhaqaalaheenu kor buu u kacay , cadaaladenu ilaa xayawaan Kay gaadhay, awoodeena ciidan waxay gaadhay heer xitaa qofka si xun wax u xanta la ogyahay. Saamaynta aynu geeska ku leenahay way sii xoogaysatay . U duceeya madawaynahena nacala shaydaan ku yaale.