Moderator: Moderators
Ilaahay irsaaqad waydiiso , hadaad waydo , siilkaaga ku shaqayso iyaba waa shaqee . Muuse miyuu ku qabaa mise hooyada Buu qabaa . Yaa ku yidhi irsaaqadisa xisaabi. Ilaa islaantii xaawo ee la yidhi bini aadamkay dhashay baa nusuq maasuq gashay oo hoosta ka cuntay Hal geed oo ilaahay ku yidhi dhirta kaleba cunoo kaas uun daa .SuldaanOfsanaag
Waxaan filayaa in aanad wadanka wax badan kala soconin.
Muuse Shaani maalintii waddanka dib loogu soo noqday shilin muu haysan labo kabood oo googoan iyo surwaal jeexjexan ayuu xidhnaa.
Markiiba shan guri oo dawladu leedahay ayuu qabsaday dhul badan ayuu daantoda dad kaga murmay waa sheeko run ah Sh Adan Siiro ayaa goorwalba ka hadla waayo reerka dhulka badan uu ka qaaday waa jilibka Aden Siiro.
Guryihii dad familigiisa ah ayuu ku qortay hadal iyo dhamaan somalidu waxay tidhaahdaa "hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho"
Isagii (Muuse Shaani) ayaa musuq maasuq dhex fadhiyee xaguu wax uga qabtaa!
Waa gaajo ku kor saqajaan ah oo aduunyadu la weyn tahay

All tha Muuse owns belogs to him and his family he stole nothing from no one his houses his farmland belongs all to him.
Reer samatar iyaga dhulkan xoreeyee oo iskaleh.geedeeble maxa habarjeclo keenay bal waalida eega habarjecloayaa geedeeble beer kuleh
War Indr dee waa nagii yaa ii moodayeAll tha Muuse owns belogs to him and his family he stole nothing from no one his houses his farmland belongs all to him.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: barbarossa and 10 guests