Page 2 of 2

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Mon Mar 18, 2019 10:07 pm
by X.Playa
HY suus baa galay, qaar fara badan baa reerkan ku dhex dhuumanayaa ayagoo raba in SL Lagu kala yaaco. See waanu iska qaban waanaanu buufin njirta

Reerka doqonkaa kubatay. bal imika kan xoolaha eeg.

Waa in lahelaa qaar iyaguna meelahaa kaqaylya oo buriya kuwan qaaqlayaasha ah ee reerkii sharafta kaqaaday.
ciidagaluhuna waa inay kabidaarta leh ee ingiriiska jooga iskaqabtaan
Xaarweyne dhe daahi habartu qabo soo iibsatay ayuu ka soo hoos hanjabaya, soo daaya dhe iga wala garxajisnimadu sheegayo maryo dhiig leh baa lagu kala furanayaa oo xalaal iyo xaaraan loo kala qaybsanayaa, mudo fara badan bay injirtu nagu dhex noolayd

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Mon Mar 18, 2019 11:28 pm
by Khalid Ali
It's not all hy hy is a large clan. It's few policians oo jaheehiya hy politics ina warancade Timiro uncle Cawil former finance minister they love this guy And ina xirsi qani oo saldanada u haya. Combined with ka codka naagahaleh youtube so fadhiista eh ciidagalle iyo ku caynaashe layidha eeh afweyne iyo somaliweyn kaga dhegtey hy kuwaasa buruush xaara mariyey. Iyo wax magarataayasha dhagaha looga buuxiyey reer ba laga aargoosanaya. Hy is more than a few people they are in the national army they are in the civilservants they have business people they have wassiiro. Yes dooraashadi hore 2017 xanafyar bay reebtay but get over it try again in 5 years time . And Bing a better candidate than ciiro. Laakin hy oo farabaddan oo libaax aastaan u tahay. Sababta victim looga dhigayo wa ceeb. Ooh yeah I forgot odaygi bulaale allahu naxariiste eeh xisbiga udub doonayey inu ka dhaxlo gadabuursi. For 8 years dhab libaax balunugu wareeriyey lool.

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Tue Mar 19, 2019 1:11 am
by kaliil
[quote=X.Playa

Xaarweyne dhe daahi habartu qabo soo iibsatay ayuu ka soo hoos hanjabaya, soo daaya dhe iga wala garxajisnimadu sheegayo maryo dhiig leh baa lagu kala furanayaa oo xalaal iyo xaaraan loo kala qaybsanayaa, mudo fara badan bay injirtu nagu dhex noolayd
[/quote]

Waar ninkani wuxu joogaa qardho. 20 sano ayuu ciidamada somaliland ka tirsanaa wuxu ka baxayna markii caare ka baxay.reerkiisii iyo shaqadiisii wuu ka tegey.markuu arkay awoodii dawlada oo si khaldan loo adeegsanayo oo ciilqabeyaal ku aargoosanayaan ayuu goaankaa adag qaatay.markii hore wuxu odhan jiray somaliland lawada leeyahay baan rabaa laakiin markii taa la diiday ayuu calanka somalia lasoo baxay oo yidhi dawladi ma jirtee reer waliba deegaanadiisa ha maamusho.

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Tue Mar 19, 2019 9:07 am

Caare baad sheegaysaane Yahuuda raaca car xabada inoo bilaaba, period. Habar Habar iyo Xin iyo xaasidnimo qofka qaranka ka dayn waaya ee wixii loo soo dagaalamay hinaase qabiil ku burburinaya isaga oyo hooyadii ba waanu gubayna. Habar habar adeer qaranka SL kama qaalisana.

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Tue Mar 19, 2019 9:43 am
by kaliil
[quote=X.Playa
Habar Habar iyo Xin iyo xaasidnimo qofka qaranka ka dayn waaya ee wixii loo soo dagaalamay hinaase qabiil ku burburinaya isaga oyo hooyadii ba waanu gubayna. Habar habar adeer qaranka SL kama qaalisana.
[/quote]

Waxa loosoo dagaalamay muxuu ahaa ma ii sheegi kartaa?

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Tue Mar 19, 2019 10:12 am
by DayrBare
[quote=X.Playa

Xaarweyne dhe daahi habartu qabo soo iibsatay ayuu ka soo hoos hanjabaya, soo daaya dhe iga wala garxajisnimadu sheegayo maryo dhiig leh baa lagu kala furanayaa oo xalaal iyo xaaraan loo kala qaybsanayaa, mudo fara badan bay injirtu nagu dhex noolayd
Waar ninkani wuxu joogaa qardho. 20 sano ayuu ciidamada somaliland ka tirsanaa wuxu ka baxayna markii caare ka baxay.reerkiisii iyo shaqadiisii wuu ka tegey.markuu arkay awoodii dawlada oo si khaldan loo adeegsanayo oo ciilqabeyaal ku aargoosanayaan ayuu goaankaa adag qaatay.markii hore wuxu odhan jiray somaliland lawada leeyahay baan rabaa laakiin markii taa la diiday ayuu calanka somalia lasoo baxay oo yidhi dawladi ma jirtee reer waliba deegaanadiisa ha maamusho.
[/quote]

Arinku sowkii ahaa Somaliland jeegaan uunbaan kaxoraynaynaa, goormaad ajandihii ubadasheen inaad calanka Bluega ah lasoobaxdaan. marka horeba Somalia ayaad rabteene marmarsiyo uunbay ahayd jeegaantan iyo waxaasi. Warkiinu hacadaado Kaliilow,

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Wed Mar 20, 2019 3:04 am
by Timiro1999
General duufle xayawaan ayaad tahay ka soo jawaab suaasha ama iska aamus.
Sheeg halka reerkaygu ku yahay dad reer kale leeyahay.
General duufle taariikhdisa oo kooban
GD weligii fikir ma dhiibto lkn fikir qof kale qoray ayuu ka daba qaataa

GD waa baradho iyo kaluun ma arko qof somali ah markuu snet soo galo aya Somali ugu horeysa

Aabihii wuxuu wadanka UK yimid markii Siloonyo u xaday reerkiisa fiisoyinkii safaarada ingrisku siisey dhaawacii SNM

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Wed Mar 20, 2019 5:31 am

Weligiinba jilib ciidagale ka mid ah baad ahaydeen as recently as the 1950s. HY shaqo kumaydaan lahayn.

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Wed Mar 20, 2019 8:09 am
by Khalid Ali
Isxaaq maha habaryoonis politically socially .
They were just mere ambassadors for the larger hy clan in hargeysa. Habaryoonis wa xirsi cismaan iyo muse care iyo muse ismaciil .. qolllada reer caynaashe aya waliood ba saanugu Laha for more than 100 years
Xita markay baha baha noqoto waxay ku odhanayaan isxaaq slaanti bah abayoonis mabay dhalin.

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Wed Mar 20, 2019 9:29 am
by Timiro1999
General duufle xayawaan ayaad tahay ka soo jawaab suaasha ama iska aamus.
Sheeg halka reerkaygu ku yahay dad reer kale leeyahay.
General duufle taariikhdisa oo kooban
GD weligii fikir ma dhiibto lkn fikir qof kale qoray ayuu ka daba qaataa

GD waa baradho iyo kaluun ma arko qof somali ah markuu snet soo galo aya Somali ugu horeysa

Aabihii wuxuu wadanka UK yimid markii Siloonyo u xaday reerkiisa fiisoyinkii safaarada ingrisku siisey dhaawacii SNM
Weligiinba jilib ciidagale ka mid ah baad ahaydeen as recently as the 1950s. HY shaqo kumaydaan lahayn.

Xaarplaya CG waa reer tolkay magaalada Hargeysa na waanu wada degnaa hy take kalena hadaanan meel wada degin taa macnahedu maaha in aanan tol ahayn.
Doqiniimada magaalada kala fafhiiso adeer hargeysa daan ii gaar ah ayan leeyahay.
Caawa iyo beriba CG waa reer tolkay.

Khadiija Ali
Miyaad dilaaci
Ismaciil Care
Isaxaaq Care
Muuse Care bal waa ku kaase meel ukala qaad caqli oromo

Re: Sharafi dhimatay

Posted: Wed Mar 20, 2019 11:20 am
by skywalker25
Uryaso,

You stinking up the joint with your verbal diarrhoea.

Like I said, if you feel so strongly about the Somaliland government. Can you incite your Isxaaq tribe to take up arms? You wont and they never will.

You spent the past part of the struggle against Afweyne offering your best for Faqash beauty pageant, instead of joking the fighting. When Igaal was fighting HY, you helped him defeat them. So much for your so-called love for HY.

After all that we have the likes of u and the habashi orphan, flooding the forum with garabage.

Ps, my father came to the Uk before your father was born.