Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

lol

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

lol

Postby X.Playa » Mon Apr 15, 2019 7:27 am

Sleeping on the job,
Hadhow marku tooso ayuu odhanayaa doorashadii maxaa ku dhacay while sleeping on the thrown

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: lol

Postby kaliil » Mon Apr 15, 2019 7:30 am

[quote=X.Playa

Hadhow marku tooso ayuu odhanayaa doorashadii maxaa ku dhacay
[/quote]

Doorashadee?

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32010
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: lol

Postby Khalid Ali » Mon Apr 15, 2019 12:41 pm

Dee doorashada Somaliland ciiro wa useless Somaliland wu seexinlaha hadaynu u dhiibno

Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: lol

Postby Nubis » Mon Apr 15, 2019 2:28 pm

Coffee or tea is your friend lol.

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: lol

Postby Timiro1999 » Mon Apr 15, 2019 3:10 pm

Ciro was nin ILLAAHAY yaqaana ee ka warama kii iimaanku go'naa ee muuse shaani
Maalin walba dad ka dacwoonaya dhulkooda uu ka qaaday ayaa video iska soo duuba maanta islaamo ayaa hooyadii ka ashkataynayey.
Iimaan laawe gaajo ku kor ah oo umalaynaya inuu aduunka weligii joogayo imika xaarantii ayaa ifka uga soo baxday.
Hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho
Xaarplaya saqajaan gidaarada raacaya nijaas waaxid

User avatar
DayrBare
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 449
Joined: Fri Oct 23, 2009 11:20 pm

Re: lol

Postby DayrBare » Mon Apr 15, 2019 3:37 pm

Odaygu Ha iska hurdee daaya, ol olihii ayuu kudaalay. wadani isagaa lahadhay Ayaan aaminsanahay, ninkale hadii uu wadani sharixilahaa muuse wuu kabadin lahaa lakiin odaygan tacbaanka ah waxaa lagudboon inuu iska wareejiyo kursiga hadii kale madaxnimo kadheer wadani.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: lol

Postby theyuusuf143 » Tue Apr 16, 2019 10:59 am

Odaygu Ha iska hurdee daaya, ol olihii ayuu kudaalay. wadani isagaa lahadhay Ayaan aaminsanahay, ninkale hadii uu wadani sharixilahaa muuse wuu kabadin lahaa lakiin odaygan tacbaanka ah waxaa lagudboon inuu iska wareejiyo kursiga hadii kale madaxnimo kadheer wadani.
Haduu Duur , ama xitaa xirsi bahalka ku wareejiyo , kulmiye waa loo yaabaa. Laakiin intu isagu joogo anigaaba kuugu dhaaranaya inaanu weligii xisbigu guul keenayn. Dhawr sano kadib ururada dib loo furaya wuuna iska baaba,aya , xoogag kalaa Soo baxay.

Surprise
Posts: 170
Joined: Tue Mar 05, 2019 5:35 pm

Re: lol

Postby Surprise » Tue Apr 16, 2019 11:02 am

Ciro was nin ILLAAHAY yaqaana ee ka warama kii iimaanku go'naa ee muuse shaani
Maalin walba dad ka dacwoonaya dhulkooda uu ka qaaday ayaa video iska soo duuba maanta islaamo ayaa hooyadii ka ashkataynayey.
Iimaan laawe gaajo ku kor ah oo umalaynaya inuu aduunka weligii joogayo imika xaarantii ayaa ifka uga soo baxday.
Hal xaaran ahi nirig xalaal ah ma dhasho
Xaarplaya saqajaan gidaarada raacaya nijaas waaxid
No reason to defend that handicap who just accepted the election fraud without putting up a fight

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: lol

Postby Timiro1999 » Wed Apr 17, 2019 10:47 am

Odaygu Ha iska hurdee daaya, ol olihii ayuu kudaalay. wadani isagaa lahadhay Ayaan aaminsanahay, ninkale hadii uu wadani sharixilahaa muuse wuu kabadin lahaa lakiin odaygan tacbaanka ah waxaa lagudboon inuu iska wareejiyo kursiga hadii kale madaxnimo kadheer wadani.
Haduu Duur , ama xitaa xirsi bahalka ku wareejiyo , kulmiye waa loo yaabaa. Laakiin intu isagu joogo anigaaba kuugu dhaaranaya inaanu weligii xisbigu guul keenayn. Dhawr sano kadib ururada dib loo furaya wuuna iska baaba,aya , xoogag kalaa Soo baxay.

Adeerka Silanyo ee xafayaada xidhnaa ee isagoo socda indhaha isku haysan jirey ee tobanka jeer kursigii uu ku fadhiyey ka dhici gaadhay dheelalow dartii la waran.

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16629
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: lol

Postby theyuusuf143 » Wed Apr 17, 2019 1:35 pm

Odaygu Ha iska hurdee daaya, ol olihii ayuu kudaalay. wadani isagaa lahadhay Ayaan aaminsanahay, ninkale hadii uu wadani sharixilahaa muuse wuu kabadin lahaa lakiin odaygan tacbaanka ah waxaa lagudboon inuu iska wareejiyo kursiga hadii kale madaxnimo kadheer wadani.
Haduu Duur , ama xitaa xirsi bahalka ku wareejiyo , kulmiye waa loo yaabaa. Laakiin intu isagu joogo anigaaba kuugu dhaaranaya inaanu weligii xisbigu guul keenayn. Dhawr sano kadib ururada dib loo furaya wuuna iska baaba,aya , xoogag kalaa Soo baxay.

Adeerka Silanyo ee xafayaada xidhnaa ee isagoo socda indhaha isku haysan jirey ee tobanka jeer kursigii uu ku fadhiyey ka dhici gaadhay dheelalow dartii la waran.

Sawtaanu isagoo nool dhaxal wareejinay. Kaasi galbay ku kale oo muuse ka gaabiyaana iga walaanu shankaron shaf saarayn hadii bilaal adimo.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32010
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: lol

Postby Khalid Ali » Wed Apr 17, 2019 2:22 pm

Siilaanyo xanuun ba heley laakin wuxu aha libaax in the 1980s ila iyo 2005 he was fit 2011 wixi kadambeye bu xanuunsaday siilaanyo is atleast 20 years older than ciiro. Even muse biixi is older t ciiro but much more sharper

User avatar
Futurist
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1921
Joined: Tue Aug 02, 2016 4:34 pm

Re: lol

Postby Futurist » Wed Apr 17, 2019 5:32 pm

Cirro would beat up visiting Ambassadors if he has disagreement with them

He would be dangerous for Somaliland

We should unleash him on Farmaajo :lol:



OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests