Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Jaamacbuuhoodle » Sat Apr 20, 2019 4:11 pm

Dude the change happened long time ago where the fuk u been at?

Las anod aint dusty gaajo buhoodle they about money somaliland shilling somaliland licence plate somaliland flag nigga ask maxamed jabuutawi ask cambaashe.
Bal horta magaaladayda Buuhoodle ha iga cayin ,, miyaan sii nin lagula sheekaysan karin ?
Aqoon uma lihid Laascaanood iyo ragga aad ii qortay
Jabuutawi oo qaadka iibaya ( Siyaasada shaqo kuma leh ) iyo Mahad Cambaashe oo waligii Mooryaan ahaa (( cidna Siyaasada wax kama waydiiso ))

Mid ku darso Magaalada Laascaanood lagama isticmaalo shillinka Somaliland , anigu ganacsade ayaan ahay oo xaaladaha dhaqaale ee Somalia guud ahaanba waan la socda .

1- Hubka beesha Dhulbahante in Maamulka Somaliland marna soo faragalin
2- Lacaqta shilling Soomaaliga in aan la badalin iyo Taxes-ka kasoo bixi doona Laascaanood in 40% Jaamac Siyaad iyo 40% bahrarsame qaadan doonaan , 20% soo hadda uunba magaalada ku baxda ,, waa hashiis-ka Bahrarsame la gashay Maamulka Somaliland bishii Augest 2007kii .

Hadaad aqoon uu lahayn xaalada Laascaanood dadka aqoonta leh waydii , siraha qarsoon oo dhan baanu hayna .
I'm told you all the money makers in somaliland camp only broke dhulos in punani state and zoomalia camp.

Lasanod uses somaliland shilling and zoomalia shilling but after all fraud zoomalia money and high inflation rate they prefer somaliland since 2015.

Ain't you from buhoodle that's ethiopia.
Since 2015 ?
Ninyahow waxaad wada waa muran dee !
Anigu 49 jir baan ahay oo muran meeshan uma soo galin
waan ku sheegay lagama isticmaalo Shilinka Somaliland gudaha magaalada Laascaanood
Waa inaad dollar ka dhigta .
Laascaanood iyo Dhulka Hartiga Waqooyiga waxaa laga isticmaala shilinga Soomaaliga .
Buuhoodle waxay ku taala gobolka togdheer waxay uu jirta Burco 190-km kaliya ( 3 hours drive )
Magaaladu 80 % waxay ku taala xadka Soomaaliya .

Waan dareemi kara inaad tahay wiil yar oo mala UK ku dhashay , Su'aal af Soomaaliga ma taqaana ( can you speak Somali ? )

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8698
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby JSL3000 » Sat Apr 20, 2019 4:58 pm

Listen little kid I live in Somaliland I know what's going on so you telling me that there is no such thing as telesom or edahab in laascanood are you fukin stupid.

zoomalia shilling is worthless even zoomalia doesn't even use it.

Stick to siyaasada buhoodle itoobiya wax ma ka garanayso Somaliland ciyaal caano boodhe ba thy.

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8698
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby JSL3000 » Sat Apr 20, 2019 5:06 pm

Buuhoodle lafterkeeda ma isticmasho lacata somaliya. Waxa ka shaqeeysa ethiopian bir laanta iyo dollarka. Somaliya ganacsi weyn malalaha
:lol:

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 16684
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby theyuusuf143 » Sat Apr 20, 2019 5:15 pm

Bal horta magaaladayda Buuhoodle ha iga cayin ,, miyaan sii nin lagula sheekaysan karin ?
Aqoon uma lihid Laascaanood iyo ragga aad ii qortay
Jabuutawi oo qaadka iibaya ( Siyaasada shaqo kuma leh ) iyo Mahad Cambaashe oo waligii Mooryaan ahaa (( cidna Siyaasada wax kama waydiiso ))

Mid ku darso Magaalada Laascaanood lagama isticmaalo shillinka Somaliland , anigu ganacsade ayaan ahay oo xaaladaha dhaqaale ee Somalia guud ahaanba waan la socda .

1- Hubka beesha Dhulbahante in Maamulka Somaliland marna soo faragalin
2- Lacaqta shilling Soomaaliga in aan la badalin iyo Taxes-ka kasoo bixi doona Laascaanood in 40% Jaamac Siyaad iyo 40% bahrarsame qaadan doonaan , 20% soo hadda uunba magaalada ku baxda ,, waa hashiis-ka Bahrarsame la gashay Maamulka Somaliland bishii Augest 2007kii .

Hadaad aqoon uu lahayn xaalada Laascaanood dadka aqoonta leh waydii , siraha qarsoon oo dhan baanu hayna .
I'm told you all the money makers in somaliland camp only broke dhulos in punani state and zoomalia camp.

Lasanod uses somaliland shilling and zoomalia shilling but after all fraud zoomalia money and high inflation rate they prefer somaliland since 2015.

Ain't you from buhoodle that's ethiopia.
Since 2015 ?
Ninyahow waxaad wada waa muran dee !
Anigu 49 jir baan ahay oo muran meeshan uma soo galin
waan ku sheegay lagama isticmaalo Shilinka Somaliland gudaha magaalada Laascaanood
Waa inaad dollar ka dhigta .
Laascaanood iyo Dhulka Hartiga Waqooyiga waxaa laga isticmaala shilinga Soomaaliga .
Buuhoodle waxay ku taala gobolka togdheer waxay uu jirta Burco 190-km kaliya ( 3 hours drive )
Magaaladu 80 % waxay ku taala xadka Soomaaliya .

Waan dareemi kara inaad tahay wiil yar oo mala UK ku dhashay , Su'aal af Soomaaliga ma taqaana ( can you speak Somali ? )

Shilling somaligii xaabuu noqday physically , cidna jaajuur ma qaadi karto. Laakiin lacagta somaliland way ka fududahay ta somalia oo xitaa 5 Kun bay leedahay oo hal warqada, hab electronic ahna waa loogu baahiyey dadka through zaad iyo edahab. Waxa isticmaalkeeda sii kordhiyey shirkadaha isgaadhsinta oo dhan waxay ku khasban yihiin inaanay 100 dollar wax ka Yar wax lagu kala iibsan. Isla zaadka dhexdiisa baad lacagtaada shilling somaliland u bedelaysa si aad u gadato badeecad kasta oo qiimahedu ka yaryahay 100 dollar.

Adiga laftaadu xitaa shilling ka somaliland baad door bidi lahayd labada. Waayo ka Somalia wuu qiiimo beelay , waxaan Hal Dollar u dhigmin baa labada jeeba kaa buuxinaya.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Jaamacbuuhoodle » Sun Apr 21, 2019 4:24 am

Abti wiilkan yar ee af Soomaaligu ku adagyahay miyaad wax ka qoraysa ?
Nidaamka ninaanay 100-dollar wax ka yar wax lagu kala iibsan karin waa nidaamka yaala Somaliland (( magaalooyinka beelaha Isaaq iyo Dirta waqooyi )) ,, laakin kama shaqeeyso Laascaanood iyo Dhulka Harti toona
1-Dollar baad wax ku iibsanaysa gudaha magaalada Laascaanood ama intaa doontid baad diraysa ama shilling Soomaaliga baad isticmaalaysa haddaad lacaq Shilling Somaliland gacanta ku sidato oo la timaado Laascaanood waa lagula yaabaya lolz
Waa inaad magaalada Oog ama Caynaba ku noqta oo soo badasha , Waxaan uu malaynayaa waaba arrinta bankiga Somaliland looga Furay Laascaanood ,, Kolayba bankiga uu jeeda loo furay waanu ogaan doona .

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Jaamacbuuhoodle » Sun Apr 21, 2019 4:33 am

Adiga laftaadu xitaa shilling ka somaliland baad door bidi lahayd labada. Waayo ka Somalia wuu qiiimo beelay , waxaan Hal Dollar u dhigmin baa labada jeeba kaa buuxinaya.
Abti Taasu been maaha kkkkkk aad bay ii dhibta lacaqta shilling Soomaaligu halka dollar waa 30-kun Jeebka laguma qaadan karo ,, ee sida kale ayay kaga fiicantahay Shilling Somaliland nolosha maalmeedka
Shilling Somaliland waxaa ku dhacay Sicir barar aan caadii ahayn
4000 ama 5000 shilling Somaliland baa koob shaaha lagu caba Hargeysa , buco
Laascaanood ama buuhoodle 8000 ama 7000-kun Shilling Somalia baa lagu caba koobka shaaha .

1 dollar waa 10-kun oo laan ah
1 dollar waa 30-kun oo laan ah

Halka ka qiyaas

User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8698
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby JSL3000 » Sun Apr 21, 2019 5:07 am

Since 2015 ?
Ninyahow waxaad wada waa muran dee !
Anigu 49 jir baan ahay oo muran meeshan uma soo galin
waan ku sheegay lagama isticmaalo Shilinka Somaliland gudaha magaalada Laascaanood
Waa inaad dollar ka dhigta .
Laascaanood iyo Dhulka Hartiga Waqooyiga waxaa laga isticmaala shilinga Soomaaliga .
Buuhoodle waxay ku taala gobolka togdheer waxay uu jirta Burco 190-km kaliya ( 3 hours drive )
Magaaladu 80 % waxay ku taala xadka Soomaaliya .

Waan dareemi kara inaad tahay wiil yar oo mala UK ku dhashay , Su'aal af Soomaaliga ma taqaana ( can you speak Somali ? )

Shilling somaligii xaabuu noqday physically , cidna jaajuur ma qaadi karto. Laakiin lacagta somaliland way ka fududahay ta somalia oo xitaa 5 Kun bay leedahay oo hal warqada, hab electronic ahna waa loogu baahiyey dadka through zaad iyo edahab. Waxa isticmaalkeeda sii kordhiyey shirkadaha isgaadhsinta oo dhan waxay ku khasban yihiin inaanay 100 dollar wax ka Yar wax lagu kala iibsan. Isla zaadka dhexdiisa baad lacagtaada shilling somaliland u bedelaysa si aad u gadato badeecad kasta oo qiimahedu ka yaryahay 100 dollar.

Adiga laftaadu xitaa shilling ka somaliland baad door bidi lahayd labada. Waayo ka Somalia wuu qiiimo beelay , waxaan Hal Dollar u dhigmin baa labada jeeba kaa buuxinaya.
Abti wiilkan yar ee af Soomaaligu ku adagyahay miyaad wax ka qoraysa ?
Nidaamka ninaanay 100-dollar wax ka yar wax lagu kala iibsan karin waa nidaamka yaala Somaliland (( magaalooyinka beelaha Isaaq iyo Dirta waqooyi )) ,, laakin kama shaqeeyso Laascaanood iyo Dhulka Harti toona
1-Dollar baad wax ku iibsanaysa gudaha magaalada Laascaanood ama intaa doontid baad diraysa ama shilling Soomaaliga baad isticmaalaysa haddaad lacaq Shilling Somaliland gacanta ku sidato oo la timaado Laascaanood waa lagula yaabaya lolz
Waa inaad magaalada Oog ama Caynaba ku noqta oo soo badasha , Waxaan uu malaynayaa waaba arrinta bankiga Somaliland looga Furay Laascaanood ,, Kolayba bankiga uu jeeda loo furay waanu ogaan doona .
Listen dhageyso fukin lil kid many of my family members our in somaliland military my uncles and cousins stationed in naas caanod and I can tell you for fact that somaliland shilling also dollar works there the dead zoomalia currency dieing out so don't sit up here lie to yourself cause your dusty buhoodle gaajo town stuck with only bir lacagta somaliland wadanka wu ka shaqaystaa nacasyahow.

All Somaliland border town exchange mutiple currencies.
Last edited by JSL3000 on Sun Apr 21, 2019 5:44 am, edited 2 times in total.

User avatar
Ben Dover
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5259
Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
Location: getrichathome.co.uk
Contact:

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Ben Dover » Sun Apr 21, 2019 5:29 am

Ma anagaad nooga sheekeyneysaa magaladaanu xukunno ee Laascanood lacagta ka socota? :lol:

Malaha waxaad istidhi kuwan Idoor reer galbeedka been ugu sheekee. Laascanood waa lagula joogaa sxb. Lacagta lagu isticmaalo majority waa dollar iyo laanka, just like any other city in Somaliland. Waxaa soo raaca xoogaa cadcad ah oo ay dadka badankoodu diidaan.

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Togdeer » Sun Apr 21, 2019 6:38 am

Anigoo Mr Togdheer ah waxan tagay Lac Canood 2017.
I ate at a restaurant and went to the town and brought things.
When I brought things from the Town I paid in SL shillings, nobody even looked at me or said anything. The people looked pleased when I paid in SL shillings, they were complaining about the high inflation of Somalia shillings. I then paid in US dollar at the restaurant. The cashier gave me change in somalia shillings, so I said to him what’s this? Then he replied are you not travelling east (Puntland), your going to need this.

I had a telesom number as well, somewhere past Tukuraq my network changed to golis. I later found out my Golis, Telesom and Hormuud are part of the same company and therefore use the same system, they can also make calls to each other. I was happy as I was able to use my mobile payment Zaad. In Puntland it was called Sahal, it worked the exact way as Zaad. The only difference was their number they started with a 9.

Anyways on my way back to Burco I stopped past Las Canood and had lunch at the same restaurant. The funny thing was this time I paid in Somali shilling, but the cashier gave me change in SL shillings. Even when I was in Puntland my cousins had SL shillings he had no trouble changing it.

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Togdeer » Sun Apr 21, 2019 6:47 am

So in 2017 Las Canood they were using Both. But I have been told since 2017 the Somaliland shilling have become more and more popular do the ultra high inflation of the Somalia shilling and fake printing of Somalia shilling by Abdiweli Gas.
All the Government workers in Somaliland including soldiers are all paid in Somaliland shillings.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Jaamacbuuhoodle » Sun Apr 21, 2019 9:37 am

Togdeer's lies vs your brain kkkkkkkk

User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Togdeer » Sun Apr 21, 2019 1:06 pm

Togdeer's lies vs your brain kkkkkkkk
Maxa been uga sheegiya meel an tagay iyo wax an indhohayga ku soo arkey.

Las Canood uses both currency. Although the SL shillings is preferred, it’s more reliable. Gambadha they use SL shillings and even Tukuraq which is past Las Canood. Where ever SL governments officials including soldiers are present our currency is used.

Plus reer Las Canood are big somaliland supporters, they are not like you gaajo cuqdadaysan ee reer Buhoodle.

User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby X.Playa » Mon Apr 22, 2019 10:49 am

Somaliland continues developing Las Anod and the whole Sool region

20 new jobs created in Las Anod by Somaliland's government

useless somaliland journalist , the entire video is about who was talking and saying what rather then the new bank and how is built and what does it looks like.

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: Somaliland Opens Massive New Central Bank Office in Las Anod

Postby Jaamacbuuhoodle » Mon Apr 22, 2019 3:57 pm

Somaliland continues developing Las Anod and the whole Sool region

20 new jobs created in Las Anod by Somaliland's government

useless somaliland journalist , the entire video is about who was talking and saying what rather then the new bank and how is built and what does it looks like.

Oh You are still alive ! 👀

Last i heard that you were dead 🤔

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 18 guests