Saddex miduuun , yeel in ragii ku waalay rag iska dhigaan oo wax iska celiyaan, inaad dharka dhigto oo khaalid hortooda kugu waso , ama inaad reer sheekh isaxaaq dhinac ka raacdo awalba candho dhexe baad ahayd oo Hy iyo ciidagale midna geelu isuguma kiin jirine. Nin dhabayaco u galay nin kuu noqon maayo waayo kuwaas laftooda baa noo mehersan .Mujaahid Caare ILLAAHAY ha xifdiyo oo ishooda haka xijaabo.
Mujaahid Caare taariikhdaa qori doonta mujaahidka ALLOW dhawr aamiin yaa RABBI.
Caare muxuu jiif iyo joog u diidey rag badan oo habeenkii ku qarwa.
Horta CG iyo HY waa reer tolkay gabadh GX ah ayaan ahay oo keliya ayaaba faan iigu filan.
"Cadaankaanu wada loolana madaw ciseyn maayo "
Mujaahid Caare ALLOW dhawr Caare waa nin gob ah oo guni rifeyso.
Bisha Ramadan laftigeeda halkaasan kuugu joojiyey waad ogtahay adiga iyo xulafadaada inaan idinkaga oohiyee.
Mujaahid Caare gacan baan u taagay salaan sharaf mudane Caare.





