Boqortooyada iskeed u suuroota ee majeertenia baa laga waayey laba xiniinyood oo ay iskaga caabiso xukuumada iskeed u qooqan ee uu hogaaminayo mujaahid ka faraha looga gubtay ee muuse biixi . In kastoo ay majeertenia murquhu ku daaleen durbaan weyn weyn oo kaga dul dayaamiyan qabriga sheekh daarod . Hadana dadka deegaanka badankooda baa durbaan kaa ilaaq diisa dareen xoog leh ka muujiyey .
Jamhuuriyada barakaysan baa lagu yaqaan inay had iyo goor u doolalo tagto goob kasta oo gurbaan looga tumo. Taas oo dadka lafahooda u tudhaya ay had iyo jeer ka taxadaran jeeraarada ay ku socdaan junuuda Somaliland oo mararka qaar xawaarahodu khasaare naf iyo maalba leh geysto. Junuudan baa hada kaabiga u saaran meelihi durbaan ka laga tumay oo idil . Wixii warar dheerada kasoo kordha Bariga fog kala soco jariirada afka dheer ee FAD AMA HA FADIN , waa lagu fadsiin
Cheif editor: THEYUUSUF143




