Postby theyuusuf143 » Sat Jun 29, 2019 11:09 am
Ayaan badan waa gabadh Yar oo 40 cisho kahor hooyadadeed ku riday musqul , maanta ayaa afartan baxeedii maayarka mayaalada hargeysa uu digreeto ugu magacaabaay inay tahay xubin ka tirsan ciidanka dabdemis ka qaranka,. Waxayna la gunno tahay ciidankii musqusha kala Soo baxay . Shacabka somaliland ayaa markii u horaysay Kal iyo laab u duceeyey maayarka ciisamadooda oo ilaahay waafajiyey talo wanaagsan.