Booqashadii hoteelka Guinea ku yaal iyo calankii hargeysa laga keenay ee la stage gareeyey waa laga daba tagay. Dawlada Guniea ayaa raali gelin ka bixisay booqashada Jaadwale muise biixi.. Dawlada Guinea waxay dhahday waxaan muuse u mooday masuul ka socda Somalia.. warqadiii raaligelinta Guinea waatan
]http://i65.tinypic.com/ntopx.jpg





