I believe this is OD from somalinet.
Moderator: Moderators


This was reported on Hiiraan.com a few days ago:Gabadhan miskiinta ah waa qof xanuunsan. Qof haayo xanuunka dhimirka..nasiib darro dadkan waalan ee la yiraah soomali ee aqlaaqda aan lahayn iyo fake booliis aan aqoon shaqooyinka booliiska ayaa gabadhan ku faafiyey social.media
Soomaalidana waa dad inkaar qabee sidii dab oo kale ayey faafiyeen been la soo dhoodhoobay. Gabadhan waa qof u baahan daryeel caafimaad.. booliis ku sheega gaalkacyo jooga waa in la baraa basics waxa ay tahay shaqada booliiska. Shaqada booliiska waa in qof aan maxkamad danbi ku helin in kamero.laga duubo social media.la geliyo..

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests