Moderator: Moderators

Xirsi waa ragadee, nin laba xiniinyoda. Isgaa uqalma inuu meeshan walaaqantay madaxwayne kanoqdo.
I know people will say the contrary.


Xirsi waa ragadee, nin laba xiniinyoda. Isgaa uqalma inuu meeshan walaaqantay madaxwayne kanoqdo.
I know people will say the contrary.
Xirsi waa nin fudud , isagaa salaanka iska tuuray. Isagoo ra,iisul wasaare ah , haysta kalsoonida aamina weris iyo siilanyo ayuu xaasid nimo darteed isku qaaday mujaahid biixi. Markii hore way u shaqaysay oo beertay geliyeen muuse biixi. Laakiin somehow siilanyo markii danbe wuxu isku qanciyey inuu tanaasulo meeshana ciduu yaqaan kaga tago. Xirsi intaa kumuu joogin ee inqilaab buu sameeyey, oday adeer kiiya oo miskiina buu ka nixiyey. Laakiin ragbaa ka qabtay .
Xirsi gaab waa too laandheere , reer koodu intay laandheere nimo dhaafeen meesha burco waan uun wada sheeganaye yagaa iska leh. Hadii xisbiyada la furo oo uu mid furto cid is hortaagaysa ma jirto. Laakiin inta ka horaysa anaga oo habarjeclo ahna talo u dhiiban mayno cirrona meesha u banayn maayo. Candho dhexe ayuu ku banjaray. Anagu maxamud xaashi baan wadanaa, xirsi si kasta oo aan cadaadin karno waanu cadaadin haduu naga fara ka baxsadana. Aar niyaw Indr waanu iska ciyaaranay ee raali ahaw baanu odhan si aanu nooga aarsan. Kkkkk

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests