Anigu waan iska daayey inan ku jawaabo.
Ilaahay dembigaaga ha dhaafo.
Ngo ma shaqaad uga bahantahay waanku arrangereyn doona inshallah anigu daan daan kama fekiro. All somaliland citizen inay quruxbadnasan baan jecelahay. Do you really think walanweyn and darood know the difference between isxaaaq care and their sacad muse neighbors. Qabyaalada heerkaasi ma wanaagsana.
Horta hadad ii jawaabtid iyo hadii kale macno badan ma samaynayso mihiimadaydu waa inaan anigu qoro waxaan doonayo.
ILLAAHAY ayaan ka magan saday in aan NGO'S shaqo u doonto oo weliba aan cadaw u baahdo inay iga waasteyan.
ILLAAHAYOW cadaw ha ii baahin
NGO'S adigaba kuma dhaafto reerihiina arrange garee.