Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Burco oo mamnuucday lo,oda iyo gebiley oo ka xanaaqday

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12049
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Burco oo mamnuucday lo,oda iyo gebiley oo ka xanaaqday

Postby theyuusuf143 » Sat Sep 07, 2019 3:31 pm

Maayar ka magaalada burco ayaa lo,oda ka mamnuucay burco, arintaas oo ay ka biyo diideen gobolka lo,oda ka barakaysta ee gebiley . dadka ka gobolada galbeed ka oo isku duuban ayaa ula booca ugu kutubaya sidii ay yaguna geela uga mamnuuci lahaayen magaalooyin kooda.

Arin tan ayaa timi kadib markii magaalada dhaqaalaha u saaxiib ka ah ee Berbera ay gebi ahaanba ka maaran tay xoolaha nool , yagoo caanihii fresh ka ahaa ku bedeshay caano maraaciga LIS ee arabku ku faro yaraystay.

Burco oo gebigeeduba xoolaha nool ku tiirsan ayaa ilbaxnimo mooday in xoolaha layska saaro taas oo ay sida fiinta uga qayliyan islaamaha Habar jeclo ee caanaha riyaha shaaha ku cadaysta. Arintas ayaa maayarka ku kelliftay inuu lo,odii cadho kula dhaco.

The Yuusuf , Radio hargeisa , codka shacabka jamhuuriyada barakaysan. Dhoqoshay.


User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17157
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Burco oo mamnuucday lo,oda iyo gebiley oo ka xanaaqday

Postby X.Playa » Sun Sep 08, 2019 8:57 am

Why did the cows and bulls dined together in Burco sex segregated restaurant?

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12049
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Burco oo mamnuucday lo,oda iyo gebiley oo ka xanaaqday

Postby theyuusuf143 » Sun Sep 08, 2019 11:12 am

I don't know

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19044
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Burco oo mamnuucday lo,oda iyo gebiley oo ka xanaaqday

Postby SahanGalbeed » Thu Sep 12, 2019 8:09 am

War Gebiley waxba ka saarna aarintani . Rag aan fayoobeen oo iska argagaxiso ah baa meesha ku nool oo , Kashmir iyo cadho ay hindida u qaban bay lo'di kaga aar goosanayaan .

User avatar
kaliil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4859
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Burco oo mamnuucday lo,oda iyo gebiley oo ka xanaaqday

Postby kaliil » Thu Sep 12, 2019 8:16 am

Togdheer waa gobolka geela iyo adhiga markaa lo' xaar iyo qadhmuun badan meesha loogama baahna.mayor muraad waan ku taageersanahay.

TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5254
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Burco oo mamnuucday lo,oda iyo gebiley oo ka xanaaqday

Postby TheLoFather » Thu Sep 12, 2019 8:52 am

Maayar ka magaalada burco ayaa lo,oda ka mamnuucay burco, arintaas oo ay ka biyo diideen gobolka lo,oda ka barakaysta ee gebiley . dadka ka gobolada galbeed ka oo isku duuban ayaa ula booca ugu kutubaya sidii ay yaguna geela uga mamnuuci lahaayen magaalooyin kooda.

Arin tan ayaa timi kadib markii magaalada dhaqaalaha u saaxiib ka ah ee Berbera ay gebi ahaanba ka maaran tay xoolaha nool , yagoo caanihii fresh ka ahaa ku bedeshay caano maraaciga LIS ee arabku ku faro yaraystay.

Burco oo gebigeeduba xoolaha nool ku tiirsan ayaa ilbaxnimo mooday in xoolaha layska saaro taas oo ay sida fiinta uga qayliyan islaamaha Habar jeclo ee caanaha riyaha shaaha ku cadaysta. Arintas ayaa maayarka ku kelliftay inuu lo,odii cadho kula dhaco.

The Yuusuf , Radio hargeisa , codka shacabka jamhuuriyada barakaysan. Dhoqoshay.


Ubadkeeyga sidee looga mamnuuci Kara Burco boodhweyne??? .... Miyeeyna ogeen xaarka lo'du inuu dhulka xagaar ka dhigo oo dooga iyo dhirtaba u wacanyahey? Waxa ma cagligaa dooni laga saarey??
Iskadaa iyaka unbaaa ku dhib qaba lo'du dhulkeedii barakeeysnaa iyo gabiley leedahey.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests