Markay muuse badaw yidhaahden kamay gardarnayn nin weyn oo aan hadalkiisu miisaanayn oo aan is dhegeysanaynini waa kan, hadalka intaadan odhan in aad ka fiirsato weeyan.
Nin weyn oo meel isasa soo taagay oo leh "waxaan u malaynayaa" dee malayn ha noola imane waxaad hubto dadka la soo hor istaag ma islamo iyo odayo suuqa jooga oo sheekeysanaya qofku
Wuxuu noqonayaa garoon cusub

Waxa kaaga daran waxa fadhiisanaya garoonka dayaarado ka dheereya baaburta ka dheereya markabkiibta

Tolow goormay jirtay dayaarado ka gaabiya baaburta iyo maraakiibta.
Anigeygiibaa ka naxay qardo-jeexa odeyga acuudu bilaah.
Jaahil weynaaday