Postby theyuusuf143 » Sat Sep 14, 2019 12:28 pm
Ulul amriga in la adeeci waayo (haday wado saxa ku taagan yihiin) waa iimaan la,aan , iimaan la,aanta iyo diin la,aantuna waa the same.
Nebigu wuxu yidhi " hadii midkiin xumaan arko , gacan tiisa wax hakaga qabto 'biyadihii' fa in lam yastadic hadaanu karin carrabkiisa hakaga qabto 'bilisaanihii'.... Fa inlamyastadic haduu Kari waayo xitaa inuu ka hadlo 'fabilqalbihii ' niyada haka naco , wadaalika adcaful iimaan " dawladu xadiiskan haw adeegsato inay preventive steps ka qaado karto dadka nabadgelyada khatarta ku ah , waayo dhiigoodu waa xalaal haduu qubto in the process of maintaining law and order.