Moderator: Moderators

adigu horta cilmi aan ahayn fadhi ku dirir isaaq iyo xin mooyaane wax kale ma xiisaysid miyaa? weli maan arag adoo wax kalaba ka hadlaya.Muuse biixi wuxu yidhi ciidankii burco soo galay axmed mire iyo maxamed kaahin baa hogaaminayay oo labadaba madaxa ayay kaga dhacday lol.xabad iskaba daaye maxamed kaahin meel xiitaa xagtin ku gaadhay lama sheegin. markii burco lasoo gelayay maxamed kaahin qaaxo ayuu joogay oo magaalada oo lagu kala adkaaday oo snm gacanta ku hayso ayuu yimi dhawr maalmood kadib. waa markii labaad e maqlo e maxamed kaahin oo soo gelidii burco ayuu hogaaminayay la leeyahay oo sahra halgan ayaa iyaduna sidaa sheegtay sanadkii hore.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests