Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

I am Midgaan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: I am Midgaan

Postby jannoman » Thu Sep 19, 2019 2:06 pm

Janoman is Daarood Dhulbahante.
Do you know brother hargaysaay what pisses me off the most is when i see someone feeling smug and smirking at other people because he was born reer so and so...like it is some sort of great achievement......while in actual reality he had no say or suggestion in who his parents would be and what ethnicity he would be born of or what his gender would be...........and what is there to be proud about being darood or hawiye or rahanweyn....shedding blood ....blowing innocent people up.....displacing and stealing....and hatred and jealousies..and reer hebel cuqdad u hay.....i'd rather be Madhibaan and be proud of it................
Glad you were born in Hargiesa .....am made in Hargiesa, too. Peace and love bro....and once again congrats for being so confident and comfortable with who you are... peace and love
We hope ignorence dies.

Peace and love brother.
Aamin and soon inshaAllah

jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: I am Midgaan

Postby jannoman » Thu Sep 19, 2019 2:18 pm

Even if you reject the outcast status of Madhibana...your Somali family will never allow marriage......going as far to kill.
i will give him my 17 year old daughter........and no Dhulbahante can stop me.........walaa Caligari wala Bahrarsame (my daughter's abtees) .......so help me Allah......
War Ninku maaha Midgaan ee waa Daarood isma ogaa .
Cadownimada reerka sheekh Isaxaaq ( gaar ahaan habar awal ) , Caruurtii Darood waxay ka dhigeen Madhibaan .

28-sano kadib midgaan baad tahay ! Waa sheeko Iidoor ,
Sorry I don't buy it

Gabiley waxaa ka dhacday naag Sacad Muuse ah ayaa caruur Dhulbahantaha la basatay 1991kii
Caruurta iyo Naagtii Jabuutii ayaa laga helay 2000kii
Maxkamad ayay Dhulbahantahii la tageen reer Jabuutigii baa yaabay kkkkkk
Naagtii Sacad Muuse Jail 10 sano ah ayaa loo diray .
Amba waxaan garanaya awoowgey Axmed Sool.....kornel guulwadayaasha gobolka Sool haysta ayuu aha......naag uu furey iyadoo uur yar u le.....intey nin cimraana guursatey ayaa ay inankay dhashey Maxamed baa loo bixiyey ninkii cimraan ayaaney siisay....20 jir bu ku gaadhey inuu cimran yahay.....amarka ilaahay ninkii wey kala tageen nin wacaysadana guursadey......Buuhoodle ayey dagtey.....inankiina cimraan ahaan ayuu Burco ku joogey.....aduu markii danbe ayey is hayn weydey.....markaasay u yeedhey oo ay runtii u sheegtey.........aduu labadii dhinacba wey ku qanceen runtii....sidii bu imika adeerkay ku yahay...oo uu Caligari ku noqdey....markaa haweenku hadey xumaato tirsadaan iyana raga wey la qaad waleeyaan........

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: I am Midgaan

Postby Jaamacbuuhoodle » Thu Sep 19, 2019 2:21 pm

Guys i am 28 years old now and about a year ago i realized and was told that my parents are not my biological parents. Snet old timers know me as a Cidagale guy but thats my adopted father's clan. My real father is Midgaan.

Nice to meet ya.
28 years old ,,, oh okay okay
2019 - 28 = 1991

80% Aabaha wuxuu ahaa Daarood , waana laga yaaba 20% in Aabaha Dir ama Hawiye ahaa .
1991kii naaagahii Iidoor ee Hargeysa ay ku qabeen Daarood iyo reer koonfurta way la baxsadeen caruurtii ay uu dhaleen .
Come on thats just propoganda.
Walaahi waa runtay propoganda maaha .

Reerkaaga ama Aabahaaga cusub miyaad arkay ( face to face ) mise waa lagu sheegay uun inaad madhibaan tahay ?

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: I am Midgaan

Postby Jaamacbuuhoodle » Thu Sep 19, 2019 2:25 pm

Ninyahow sheekada oo kale waan maqlay ,,,
Sow maaha wiilkii markii danbe lagu dilay Kismaayo ?

User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2753
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: I am Midgaan

Postby Timiro1999 » Thu Sep 19, 2019 2:38 pm

Guys i am 28 years old now and about a year ago i realized and was told that my parents are not my biological parents. Snet old timers know me as a Cidagale guy but thats my adopted father's clan. My real father is Midgaan.

Nice to meet ya.

Adigoo oromo noqda ayaa ka darnaan lahayd, dadka midgaha lagu yidhaahdaa waa dad Islam ah oo Somali ah markaa wax dhibaato ahi kuma jirto.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30804
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: I am Midgaan

Postby Khalid Ali » Thu Sep 19, 2019 2:42 pm

Oromoduba wa dad Islam ah geeska afrika hada wabayxukuman itoobiyadi adkayd

jannoman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1999
Joined: Sat Jan 14, 2017 5:04 pm

Re: I am Midgaan

Postby jannoman » Thu Sep 19, 2019 2:49 pm

War Ninku maaha Midgaan ee waa Daarood isma ogaa .
Cadownimada reerka sheekh Isaxaaq ( gaar ahaan habar awal ) , Caruurtii Darood waxay ka dhigeen Madhibaan .

28-sano kadib midgaan baad tahay ! Waa sheeko Iidoor ,
Sorry I don't buy it

Gabiley waxaa ka dhacday naag Sacad Muuse ah ayaa caruur Dhulbahantaha la basatay 1991kii
Caruurta iyo Naagtii Jabuutii ayaa laga helay 2000kii
Maxkamad ayay Dhulbahantahii la tageen reer Jabuutigii baa yaabay kkkkkk
Naagtii Sacad Muuse Jail 10 sano ah ayaa loo diray .
Amba waxaan garanaya awoowgey Axmed Sool.....kornel guulwadayaasha gobolka Sool haysta ayuu aha......naag uu furey iyadoo uur yar u le.....intey nin cimraana guursatey ayaa ay inankay dhashey Maxamed baa loo bixiyey ninkii cimraan ayaaney siisay....20 jir bu ku gaadhey inuu cimran yahay.....amarka ilaahay ninkii wey kala tageen nin wacaysadana guursadey......Buuhoodle ayey dagtey.....inankiina cimraan ahaan ayuu Burco ku joogey.....aduu markii danbe ayey is hayn weydey.....markaasay u yeedhey oo ay runtii u sheegtey.........aduu labadii dhinacba wey ku qanceen runtii....sidii bu imika adeerkay ku yahay...oo uu Caligari ku noqdey....markaa haweenku hadey xumaato tirsadaan iyana raga wey la qaad waleeyaan........
Ninyahow sheekada oo kale waan maqlay ,,,
Sow maaha wiilkii markii danbe lagu dilay Kismaayo ?
Adeeradey aabahay la dhashey waa 2 uun laakin waxaa qaraq ah inta ilmadeeradiisa laxmiga ah ayaa ilaa 40 gaadhaya......Ana muudh baan iskaga jira....dee waxaan ku idhi waa la iska kala tagay.....markaa inaan soo hubiyey noqoneysaa....ilaa 5 sano war uma hayo......caawaan raadin xogtiisii...

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: I am Midgaan

Postby Jaamacbuuhoodle » Thu Sep 19, 2019 2:50 pm

Midgaan is the true name madhibaan means noting midgaan means mid go malinba mid ba goaya. Midgaan were Kings before they were defeated by the ajji and isaaq. Hay Hagaysa are you muse dheriye
No I am not Muuse Dheriyo. My subclan is called Hawle.
Maxaan ku sheegayay ninyahow
Hawle asalkoodu waa reer Daarood ah taasna shaki kuma jiro
Jigjiga iyo kilika 5aad hadda beelaha Daarood dumarkeena way Guursadan

Jaamacbuuhoodle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm

Re: I am Midgaan

Postby Jaamacbuuhoodle » Thu Sep 19, 2019 2:51 pm

Amba waxaan garanaya awoowgey Axmed Sool.....kornel guulwadayaasha gobolka Sool haysta ayuu aha......naag uu furey iyadoo uur yar u le.....intey nin cimraana guursatey ayaa ay inankay dhashey Maxamed baa loo bixiyey ninkii cimraan ayaaney siisay....20 jir bu ku gaadhey inuu cimran yahay.....amarka ilaahay ninkii wey kala tageen nin wacaysadana guursadey......Buuhoodle ayey dagtey.....inankiina cimraan ahaan ayuu Burco ku joogey.....aduu markii danbe ayey is hayn weydey.....markaasay u yeedhey oo ay runtii u sheegtey.........aduu labadii dhinacba wey ku qanceen runtii....sidii bu imika adeerkay ku yahay...oo uu Caligari ku noqdey....markaa haweenku hadey xumaato tirsadaan iyana raga wey la qaad waleeyaan........
Ninyahow sheekada oo kale waan maqlay ,,,
Sow maaha wiilkii markii danbe lagu dilay Kismaayo ?
Adeeradey aabahay la dhashey waa 2 uun laakin waxaa qaraq ah inta ilmadeeradiisa laxmiga ah ayaa ilaa 40 gaadhaya......Ana muudh baan iskaga jira....dee waxaan ku idhi waa la iska kala tagay.....markaa inaan soo hubiyey noqoneysaa....ilaa 5 sano war uma hayo......caawaan raadin xogtiisii...
Okay ina adeer bal inoo soo ogow

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: I am Midgaan

Postby hargaysaay » Thu Sep 19, 2019 2:54 pm

Guys i am 28 years old now and about a year ago i realized and was told that my parents are not my biological parents. Snet old timers know me as a Cidagale guy but thats my adopted father's clan. My real father is Midgaan.

Nice to meet ya.

Adigoo oromo noqda ayaa ka darnaan lahayd, dadka midgaha lagu yidhaahdaa waa dad Islam ah oo Somali ah markaa wax dhibaato ahi kuma jirto.
No dhibaato gacaliso.
Infact i had a thing for Midgaans long before i realized i was one.
I love being Midgaan. Just as much as anyone is content with who they really are.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: I am Midgaan

Postby hargaysaay » Thu Sep 19, 2019 3:40 pm

28 years old ,,, oh okay okay
2019 - 28 = 1991

80% Aabaha wuxuu ahaa Daarood , waana laga yaaba 20% in Aabaha Dir ama Hawiye ahaa .
1991kii naaagahii Iidoor ee Hargeysa ay ku qabeen Daarood iyo reer koonfurta way la baxsadeen caruurtii ay uu dhaleen .
Come on thats just propoganda.
Walaahi waa runtay propoganda maaha .

Reerkaaga ama Aabahaaga cusub miyaad arkay ( face to face ) mise waa lagu sheegay uun inaad madhibaan tahay ?
I have talked to him. But didnt meet him face to face.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: I am Midgaan

Postby hargaysaay » Thu Sep 19, 2019 3:50 pm

Midgaan is the true name madhibaan means noting midgaan means mid go malinba mid ba goaya. Midgaan were Kings before they were defeated by the ajji and isaaq. Hay Hagaysa are you muse dheriye
No I am not Muuse Dheriyo. My subclan is called Hawle.
Maxaan ku sheegayay ninyahow
Hawle asalkoodu waa reer Daarood ah taasna shaki kuma jiro
Jigjiga iyo kilika 5aad hadda beelaha Daarood dumarkeena way Guursadan
Hawle horta waxey degaan Jigjiga iyo dhulkaas soo maaha. Do you have any info on Hawle.

Markaa Midgaha galbeedka ayaan ahay.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: I am Midgaan

Postby grandpakhalif » Thu Sep 19, 2019 6:44 pm

welcome brother, you are our brother and dont feel ashamed. viva midgaan.

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: I am Midgaan

Postby Voltage » Thu Sep 19, 2019 7:56 pm

Khalid, it's extremely backward how you continue to denigrate your own fellow Somali, Muslim brothers that were oppressed through a backward, regressive caste system. You even put them down while bigging up Oromo iyo waxaanan aqoon.

I think it is even more unfortunate considering that you may even be of Madhibaan background yourself.

According to this 2017 University of Milan research conducted in Hargeisa, many Isaaq groups, particularly Garxajis and Habar Awal, and especially Sacad Muuse incorporated Madhibaan sections as a recognition of Madhibaan support to the clan in troubled times.

This is one incident where the Sacad Muuse elders acknowledge to the researchers one such incorporation of Madhibaan into the Sacad Muuse/Jibriil Abokor as a reward for helping defeat Gudabiirsi;

Image

Starting from page 57 on, there are a lot of incorporations of Madhibaan clans that are admitted by Isaaq elders.

Again, it is not old and archaic information, the book was written in 2017.

And it is not other clans or people saying this but admission from your own elders including your Sultans.

And this was not info collected from anywhere else but in an independent Somaliland and in Hargeisa and Burco.

Here is the 2017 book titled The Gabooye of Somaliland with research conducted by the University of Milan.

https://pdfs.semanticscholar.org/7a37/4 ... d8e458.pdf

I would cease this prejudice against Madhibaan that you consistently have displayed. After all, you may have been incorporated from the oppressed group.

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: I am Midgaan

Postby hargaysaay » Thu Sep 19, 2019 10:26 pm

welcome brother, you are our brother and dont feel ashamed. viva midgaan.
Viva Alshabab aswell.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 13 guests