Postby barbarossa » Mon Sep 30, 2019 1:32 pm
Maskiin trap baa loo dhigey, oo meeshuu u maleynaayey inuu dowlad Somaliland la dhaho uu shir international ah uga qey galaayo, baa la dhahey Puntland, Galmudug iyo the rest of maamul gobaledyada kale dhinac fariiso. The story of Somaliland!