Moderator: Moderators





You forgot some neighborhoods.There’s 5 degmos that each have a bunch of xaafads in them:
Degmada Maxamuud Haybe: Qudhacdheer, Dumbuluq, Guryosamo, Juungaal, Xidigta, Maxamed Mooge, Calaamadaha, Masalaha
Degmada Axmed Dhagax: Siinaay, Isha Borama, Half London
Degmada 26 June: Goljano, Indian Line, 150ka, State House
Degmada Ibrahim Koodbuur: Shacabka, Badacas, Jigjigayar, Boqoljire
Degmada Gacanlibaax: New Hargeisa, Daami


Kkk ku dar 26 June. Lug iyo lacagta. Sinai. Jigjia yare. Iyo qaar kle oo badn oo
Lug iyo Lacag ma mafrishkaad ka shaqayn jirtaa?? waxa maqan uun laantii , lugtu waa adiye.Kkk ku dar 26 June. Lug iyo lacagta. Sinai. Jigjia yare. Iyo qaar kle oo badn oo![]()
![]()


Koodbuur iyo 26 la juun waa isla hal maaha laba degmoDegmooyinka hargeysi was
Koodbuur
26ka June
Gacan libaax
Maxamuud haybe
Axmed dhagax.
Degmooyinkaasaa mid waliba xaafado leedahay.

Lug iyo Lacag ma mafrishkaad ka shaqayn jirtaa?? waxa maqan uun laantii , lugtu waa adiye.Kkk ku dar 26 June. Lug iyo lacagta. Sinai. Jigjia yare. Iyo qaar kle oo badn oo![]()
![]()

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 3 guests