
Moderator: Moderators




Hadaan hargeysa dukaan ka furto yuusuf wuxu odhanayaa somaliland way duushay oo kaliil baa hargeysa dukaan ka furtay.and how far this will benefit the rest of the country?


Who lives the rest the country ? The project is implemented by sacad muuse private company , not the government. Kaliilaw adigu xitaa hammi aad derkad ku dhisato malihid iska dhaaf dukaane. Nin aaminsan in meesha lagu kala qaxaya waxba ma dhisto. Adigoo still ku hamiyaya in la qaxo baa fooqyo lagaa dul taaganahaya .Hadaan hargeysa dukaan ka furto yuusuf wuxu odhanayaa somaliland way duushay oo kaliil baa hargeysa dukaan ka furtay.and how far this will benefit the rest of the country?



Anigu hargeysa hanti waan ku leeyahay oo 2 guri iyo jagooyin baan ku leeyahay.shicibkaa magaalada dhistay oo dhinac walba way u fiday laakiin dawlad baan jirin oo magaalada waxa loo nacayaa wado xumo,qashin iyo biyo la'aan.[quote=theyuusuf143
Kaliilaw adigu xitaa hammi aad derkad ku dhisato malihid iska dhaaf dukaane. Nin aaminsan in meesha lagu kala qaxaya waxba ma dhisto. Adigoo still ku hamiyaya in la qaxo baa fooqyo lagaa dul taaganahaya .




Rumayso ama ha rumaysan laakiin 2 guri baan hargeysa ku leeyahay.muuse oo meesha qabsan baan guryaha dhistayna.muuse galbeedka hargeysa ayuu shicibka guryaha iyo baloodhada ka qaataa laakiin xagayaga cidna kama qaadi karoAan kuugu celiyo midh baanad ku lahayn niyaw ee gabadha waxeeda ha sheegan. Maadaa waxbaba ku yeelan kara waxad aaminsan tahay in muuse kaa qaadaye. Xitaa hadii cashuur lagu waydiiyo waxad u haysata in sacad muuse ku baadayo. Markaa property kumaba yeelan kartid hargeisa , it's against what you stand for.

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests