Moderator: Moderators


I never open his Links but I bet it's bad and sad. I bet 10 Euro if I am wrong I am gonna send you 10 Euro just for fun. How match you can bet if it's positive news.I cant watch it now. Is it good news or bad news?

I never open his Links but I bet it's bad and sad. I bet 10 Euro if I am wrong I am gonna send you 10 Euro just for fun. How match you can bet if it's positive news.I cant watch it now. Is it good news or bad news?![]()

Waa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.I cant watch it now. Is it good news or bad news?

Hadaan daawaday, it seems this time its Boho and Idarays SY, no dawlad and other actors. What worries me after this proliferation of peace agreement, one geeljire sniper can shoot dead another geeljire and then again halkeedii ka bilaabanto.I never open his Links but I bet it's bad and sad. I bet 10 Euro if I am wrong I am gonna send you 10 Euro just for fun. How match you can bet if it's positive news.I cant watch it now. Is it good news or bad news?![]()

Maansha allah. Sidaa haku wadeenWaa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.I cant watch it now. Is it good news or bad news?


Nimanka axmed faarax ayaa nabada aad u diidane iska ilaaliya yaanay idin shirqooline.baho iyo idarays ayaa dagaalka ku madhay haddana axmed faarax oo dagaalka dhawr qof uun kaga dhinteen ayaa nabada diidan oo odhanaya maxay baho idarays ula heshiinayaan.boqor buurmadow oo ganacsiga xoolaha nool bilaabaya oo raba inay degmadu nabad noqoto ayaa aad u dadaalay oo labada reer isu keenay.markii hore isagaa la eedayn jiray laakiin markan wuu dadaalay.Maansha allah. Sidaa haku wadeenWaa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.I cant watch it now. Is it good news or bad news?


Waan gartayNimanka axmed faarax ayaa nabada aad u diidane iska ilaaliya yaanay idin shirqooline.baho iyo idarays ayaa dagaalka ku madhay haddana axmed faarax oo dagaalka dhawr qof uun kaga dhinteen ayaa nabada diidan oo odhanaya maxay baho idarays ula heshiinayaan.boqor buurmadow oo ganacsiga xoolaha nool bilaabaya oo raba inay degmadu nabad noqoto ayaa aad u dadaalay oo labada reer isu keenay.markii hore isagaa la eedayn jiray laakiin markan wuu dadaalay.Maansha allah. Sidaa haku wadeen
Waa war farxad leh.saaka waa la heshiiyay oo dadkii baa is dhex galay oo magaalada dhex lugaynaya iyagoo gacmaha is haysta.waa inaan heshiiskaa iyo xabad joojintaa mar danbe la jebin.


Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: Bing [Bot], kaliil and 14 guests