Moderator: Moderators
haa , barbaradka aad sheegtay ayn ahay .eray sax ama soo sheeg qaladaadka kuu muuqda .Sxb ma barbarad baad tahay. Khaladaad badan baa ku jira.
kan dambe aad iskuma shuqulin ..comment ahaan ayn u qoray .waana ogaa inuu yara maroorsanyahay blse 80% waa la qaadan karaa .Maandhoow Duul kale maxayga galay daacad baan odhane ?
Way badan yihiin. meeriskaa aan ka soo dhex saaray baa ka mid ah. meeris maha sxb waa hadal caadi ah. hadaad hibadeeda leedahay waad hagaajin kari. waxan is idhi hadaad kuwa badan oo saarto armuu dhibsadaa. ha dhibsan sxb waadiga soo sheeg yidhiye. mida kale barbaradku dhaliil maaha oo abwaan ka staa wuu soo maraa

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 4 guests