Bushaaro bashuuro , xisbiga kulmiye oo laan cusub ka furtay Xamar, waxa loogu baaqaya Durriyada , iyo qowmiyada Direed ba inay aad usoo camiraan xaflada daah furka xisbiga kulmiye faraciisa HILOW oo dhawaan dhici doonta. Insha allah saacada Soo socdana waxa xisbiga u doobyi doona boqorka geeska africa boqor buurmadaw oo shaacin doona taageerada muga iyo miisaan ka leh ee qowmiyadu u hayso xisbiga.
Qadaadweyn ta xalaasha ah yagana waxan ugu baaqayna inay xisbiga taageeraan. Awal dad wax idinka doonaya baa idiin Iman jiray laakiin imika anaga malaayiin wadna , wixii caloollo madhan xisbiga buuxinya imaaraad kaana kafaalo qaaday , mahaan bay ka shidan tahay . Wixii hore quba. Kusoo Soo yaaca guusha eebaw. Somalinimada dhiidhiga gashay kii ka saari laa waakan.




