Somaliland going from strenght to strenght, alhamdulilah
Moderator: Moderators

Hopefully Berbera port fares better.Wasiirka dekedaha Puntland Maxamed Cabdi Cismaan (Majiino) ayaa maanta shaaciyay in shirkadda DP-world aysan wax shaqo ah ka qabanin tan iyo markii ay la wareegtay maamulka dekeda Bosaso sanadkii 2017.
Wasiirka oo hortagay barlamaanka Puntland ayaa u sheegay in shirkadda DP-world la qaadanayaan kulankii ugu dambeeyay oo lagu kala baxayo, kaasoo ah in shirkaddu billowdo balaarinta dekeda ama inay kusoo celiso gacanta maamulka Puntland.
https://hiiraan.com/news/2020/July/wara ... aantaFront

Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 5 guests