Moderator: Moderators
Cabdirahman Ciro ILLAAHAY SWT ayaa og in uu M/weyne SL ka noqonayo iyo in kale lknse waxa la wada ogyahay in uu yahay qof ILLAAHAY iyo umadiisa garanaya qof sharaf leh qof af gaaban oo hadalka intiisa mihiimka ah yidhaahda maaha sida MR iimaan laawe tororog maantra oo dhan haya hadal xigmad iyo wax garad ah toona ku hadlaynin. maaha qof aduunyo madax martay sida shaani oo lacag urursi kiish u toshay
ILLAAHAY waxaan uga baryayaa caafimaad waara iyo sharaf iyo cisi in uu ku noolado inta noloshiisa ka hadhay cadawgiisan sun liqa cagta hoosteeda ayaa tihiin
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests