Waar nimanyaw walaahi in ilaahay ina doortay waxan Ku garanaya , dagaal kasta oo aynu galno iskuma qabano habar heblaayo gurmad lagama hayo , dhaqaalaheenu waa mid , hubkeenu waa mid , geerida iyo noloshana waynu u simanahay. Tolniinadeenu fake maaha sida daarood Ka . Number one aynu u mahad naqno madaxwayne cigaal , oo inoo sameeyey system cajiiba. Number 2 Aynu u mahadnaq naqno president rayaale oo ina gaadhsiiyey meeshii ugu fiicnayd abid military ahaan. Walaalaheen Samaroon ka haloo duceeyo .
waryaadha aynu Ku mintidno system Ka nayloo dhisay. Waad aragtaan lugooyada daarood isku hayaan. Ilaahay sidooda inagama dhigo.