PL about to establish Guard border south mudug

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

PL about to establish Guard border south mudug

Post by FBISOMALIA »

Maamulka Degmada Gaalkacyo oo sameeyey ciidamo suga amaanka xuduudaaha Gaalkacyo

Image
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Col, Siciid Cabdi Faarax

Gaalkacyo (RBC Radio) Maamulka Degmada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegeen in ay wadaan hawlo lagu sugayo guud ahaan amaanka Magaalada Gaalkacyo waxaana ay sheegeen in ay ciidan geeyeen xuduuha magaalada.

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Col, Siciid Cabdi Faarax oo arinka ka hadlay ayaa waxaa uu sheegey inay sameeyeen ciidamo suga amaanka meelaha xududaha ee maamulada iska galaan isaga oo hadalkiisii sii watana waxa uu yiri waxay sugayaan ciidamadaan amaanka magaalda xili ay la kaashanayaan shacabka magaalada oo u heelan sugida & Gacansiinta Ciidanka amaanka Gaalkacyo waxaana sidoo kale duqa uu sheegey inay ta laabo ka qaadayaan cid waliba oo isku dayda inay ka hortimaado Ciidanka amaanka sugaya.

Dhawaan ayaa waxa dhacday in malayshiyo beeled inay isku dayeen inay ka horyimaadaan Ciidanka amanaka oo wada hawlo amaan sugida waxaana halkaasi ka dhacay is rasaaseyn khasaaro gaytay waxaana ciidanka amaanka ay wali sugayaan amaanka xuduudaha waxanaa ay yihiin kuwa doonaya inay qabtaan cid waliba oo ka hor imaanaysa sugida amanaka deegaanka.

Raxanreeb Gaalkacyo
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”