first company in somalia making shamphoo
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
first company in somalia making shamphoo
Bosaaso:- Warshada Sharaabka Soo Saarta ee Ilo Taango ayaa Kordhisay Wax soo saarkeeda taasi oo mudooyinkii u danbaysay Soo Saaraysay Adeegyo kale oo Guud ahaan Somaliya ku Cusub sida Samaynta [ Faynka] loo adeegsado Hotelada iyo Goobaha kaleba.
Shirkada Ilotaango ayaa dhawaan waxay Daah Furtay Warshada Cusub oo Soo Saarta SHaanbooga taasi oo Loogu Wan Qalay [IloshaanbooWarshadaasi Cusub ee Shaanbooga soo saartaasi waxay Saldhig ku leedahay Magaalada Bosaaso in kastoo Guud ahaan Gobolada Dalka Farac looga Furidoono.
Shaanboogaasi oo ah mid Dhowr Nooc ah oo Tayadiisu wanaagsantahay wuxuu Noqonayaa Shaanboogii ugu Horeeyay ee Gudaha Dalka Somaliya lagu Farsameeyo.
Tan iyo Markii ay Meesha ka baxday Dowladii dhexe ee Somaliya waxa Sare u Kobcayay Ganacsiga Dalka Somaliya, Boqolaal Ganacsato Somali ah ayaa dalka Maal Gashatay kuwaasi oo ku Dhiiraday inay Wax soo saarka Dalkooda Sare u Qaadaan.
Isha Warka GalGalanews.com

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
Pwani
- SomaliNetizen

- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: first company in somalia making shamphoo
Re: first company in somalia making shamphoo
WHAT COUNTRY?Pwani wrote:people should encourage this company and buy the goods made by local plants/factories instead of imported ones to motivate future investors, wlh you cant imagine how happy i got the otha day when i went to get a can of tuna and i was given lasqoray tuna i got happy partly becoz i was eating a somali product in foreign country and otha becoz of the investment oportunities
-
Pwani
- SomaliNetizen

- Posts: 677
- Joined: Tue Feb 22, 2011 4:11 am
- Location: Take ur somalia and shove it up in ur black ass, im puntlander first mkenya second......
- Contact:
Re: first company in somalia making shamphoo
Kenya but i later heard they export it to middle east and other african countries tootightrope wrote:WHAT COUNTRY?Pwani wrote:people should encourage this company and buy the goods made by local plants/factories instead of imported ones to motivate future investors, wlh you cant imagine how happy i got the otha day when i went to get a can of tuna and i was given lasqoray tuna i got happy partly becoz i was eating a somali product in foreign country and otha becoz of the investment oportunities
Re: first company in somalia making shamphoo
Pwani wrote:Kenya but i later heard they export it to middle east and other african countries tootightrope wrote:WHAT COUNTRY?Pwani wrote:people should encourage this company and buy the goods made by local plants/factories instead of imported ones to motivate future investors, wlh you cant imagine how happy i got the otha day when i went to get a can of tuna and i was given lasqoray tuna i got happy partly becoz i was eating a somali product in foreign country and otha becoz of the investment oportunities

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: first company in somalia making shamphoo
true we bought it from dubaiPwani wrote:Kenya but i later heard they export it to middle east and other african countries tootightrope wrote:WHAT COUNTRY?Pwani wrote:people should encourage this company and buy the goods made by local plants/factories instead of imported ones to motivate future investors, wlh you cant imagine how happy i got the otha day when i went to get a can of tuna and i was given lasqoray tuna i got happy partly becoz i was eating a somali product in foreign country and otha becoz of the investment oportunities
Re: first company in somalia making shamphoo
^^ MASHALLAH
PUNTLANDERS BETTER START INVESTING NOW. IF, INSHALLAH, THE OIL DRILLING IS SUCCESSFUL, FOREIGNERS WILL BE FLOCKING TO PUNTLAND TO INVEST.
PUNTLANDERS BETTER START INVESTING NOW. IF, INSHALLAH, THE OIL DRILLING IS SUCCESSFUL, FOREIGNERS WILL BE FLOCKING TO PUNTLAND TO INVEST.
- CismanMaxamud1
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1824
- Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
- Location: SSDF/Kulmis
Re: first company in somalia making shamphoo
tightrope wrote:^^ MASHALLAH![]()
PUNTLANDERS BETTER START INVESTING NOW. IF, INSHALLAH, THE OIL DRILLING IS SUCCESSFUL, FOREIGNERS WILL BE FLOCKING TO PUNTLAND TO INVEST.
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: first company in somalia making shamphoo
Pwani wrote:people should encourage this company and buy the goods made by local plants/factories instead of imported ones to motivate future investors, wlh you cant imagine how happy i got the otha day when i went to get a can of tuna and i was given lasqoray tuna i got happy partly becoz i was eating a somali product in foreign country and otha becoz of the investment oportunities
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 14 Replies
- 1695 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 12 Replies
- 1166 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 10 Replies
- 1450 Views
-
Last post by original dervish
-
- 3 Replies
- 2767 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 9 Replies
- 1612 Views
-
Last post by Gatspy
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 1948 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 1479 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 11 Replies
- 1280 Views
-
Last post by ReerGarowe
-
- 11 Replies
- 1085 Views
-
Last post by Aliyah99