Ciidamada France oo ku daba jira Markabka Le Ponant
5 Apr 5, 2008 - 11:57:46 PM
Markab kuwa raaxada ah oo laga leeyahay dalka France oo lagu afduubtay maalntii shalay badda u dhexeysa Somalia iyo Yemen, ayaa waxaa la sheegayaa in Markab ciidamada Faransiiska leeyahay u kadaba jiro.
Wararka ka soo baxaya sidii loo afduubey Markabkan ayaa tibaaxaya in ay qafasheen koox wadatey doonyahah dhereeya oo si aad ah ugu hubeysnaa qoryaha darandooriga u dhaca iyada oo laga qafashay xeebaha u dhow degmada Rasa Caseyr.
Akhri halkaan:
http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... ubey.shtml



