MJ-Pride wrote:Laakiin Cumar Jees waa la use gareeyeye, deetana sida trojan condom baa qashinka lugu daray
how about cabdilahi yusuf uu ssdf samayste wardheer tagay eeh kabacdii maxamamd siyaad barre farta ugu yeedhay anigu mucaaraad baan aahay hawiyihu kumay kala reebiin mejeerteenka ayaa bay ku bilaabeeb dagaalka they dident care if they where merexaan mejeerteen or dhulbahante





and a somaliland offical doorasho ku yimi
