http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=3120
Cumar Cali Farjac
'Mar musharaxa wax laga waydiiyey waxqabadkiisa ku aadan hadii la doorto ayuu sheegay in uu wax ka bedelayo siyaasada iyo Maamulka Dowlad Goboleedka Puntland waxaana uu yiri waxaan wax ka bedelayaa siyaasada Puntland waxaan Saamigooda ay leeyihiin siinayaa Haweenka Puntland waxaan wax ka qabanayaa Burcad Badeeda iyo Maraakiibta Jiriifta Macdanta iyo Kaluunka Badaheena ku dhex gaaxsan oo si amar la'aan ah la isaga gurto waxaana kor u qaadayaa Waxbarashada anigoo la dagaalami doona jahliga sidaas waxaa yiri Cumar Cali far jac oo aan waydiiyey waxyaalaha uu doonayo in uu awooda saaro.'
PRESIDENTIAL ELECTIONS FEBRUARY 2009







