Postby adamthl » Sun Aug 17, 2008 6:56 pm
Xaamud
horta marka hore aad ayaan uga xumahay in adan akhrin quraalkayga,
waxaan kuu sooqoray TACSi,
tankale waad in aad ogato Raggo oo aad lahadasho in ay ka mid tahay qayba kartida ka mid ah,
midda labad waxan ku xasuusonayaa annigu in aan ahay nin kaa naxaya oo Rabo in aadan facaa Rakuub unoqon, waxan markasta ka taqnanayaa sida Majeerteen ay kaaga dhigeen KARINLAHA!!!!
waana arin laga xanuunsado nin aan Ayaan iyo Orad middana ku dheeray reeryo ha kusaarto!!!!!
please orad oo ka rog reerkiina reeryada!!
aniga markasta waxaan kuuhayaa clean heart.