Madaxii shirkada Biyaha Gaalkacyo oo Saaka dil qorshaysan loogu Toogtay Gaalkacyo.
Marxuum Cali Jaamac Biixi waxaa uu ahaa Maamulaha wakaalada Biyaha ee degmada Gaalkacyo waxaana uu ahaa Masuul ganacsade ah oo si wayn looga yaqaan dalka Soomaaliya Magac wanaagsana ku dhexlahaa Bulshada dhexdeeda.
[size=150]He use to own SALAAMA HOTEL at sodonka road in mogadishu[/size]




