this is reported by Afnugal aka afriyaale webside, a die hard supporter
of iidoorland,, .
Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Puntland C/rsisaaq Sh. Cismaan oo soo dhoweeyey Ciidamadan ka soo goostay Somaliland ayaa isna sheegay in ay ka warhayeen imaatinta ciidamadan , isagoona sheegay in dhamaan askarta saaka gacantooda soo gadhay ay iska dhaleen hooyo iyo aabe Puntlanders ah ayna yihiin askar xalaal ah . funny
http://afnugaal.com/warka.php?num=6040