ashlee is kidding
GalGAle aka NUUx maxamuud waa Majerteen
wlc to this section btw

Moderator: Moderators



abdi342 wrote:sheekh-Farax-zero wrote:i don't know if they are Mj,, laakiin Haddaan runta ka hadlo i have seen a lot of Gaalgale who married to Mj, dhulbahate iyo marexan,, walaah i have seen even rich MJ men who are married to Galgale women
Faarax
Waxaan door bidey intaan su`aal ku weeydiin aan sheeko yar kuu sheego oo nagu saabsan. Nuux Maxamuud waa aan dhoweeyn buu ka yimi carigeeni aynu aslka u leheen dooni buuna ku yimi. Waxaa soo dhoweeyey Iimanki Abgaal oo markaas dejiyey meel ku meel gaar ahaan. Goorti uu door bidey inuu iska joogo markuu arkey sidi loo soo dhoweeyey buu u sheegey Suldaanki inuu damcey inuu iska joogo saa waxaa uu u guuriyey gabadh sidaasna ku degey. Waxa uu dhaley labo wiil oo la kala oradhan jirey Mohamed iyo Aaden. Iyadoo sidaas uu ku degen yahay baa maalin maalmaha ka mid ahi ilmahiisa mid ka mid ah iyagoo dibada ku ciyaaraya daqar la fujiyey. Goortuu isagoo dhiigahayo uu aqalka soo galey buu ku yidhi aabo waa kan ku diley ii sheeg. Saa hebel iyo hebel yidhi markaas buu reerki inanki dhaley u tegey si uu u weydiyo sababtee buu u daqrey. Saa loogu jawaabey ciyaal baa is diley garan meyno sabab. Saa odeygi reerka buu dhirbaaxi ku gooyey dagaalna meeshii ka biloowdey ilaa iyagoo boqolaal ahi ay damceen iney ka taqalusaan. Iimaanki baa loo sheegey arinti oo isugu yeedhey saa loo yimi. Si colaadi loo afjaro, weli waa ma quuste NM, buu wuxuu go`aamiyey in uu isaga tago maadaama uu ewelba marti ahaan ugu yimi saa waxaa uu damcey inuu caruurti kaxeeysto. Waa laga diidey oo lagu yidhi gabadheena baa dhashey caruurta weyna yaryar yihiin ee oga tag. Odeygi dhaqaaji. Ilaah cizada leh baan idinku dhaarshey ee bal weydiiiya abgaalka laftood sumad ma leeyihiin reerkaan? Awoowgeen baa inooga tegey sumada M afcarabi ahaan in aan dhigano. Waxeynu leenahay Islaan, waxeynu leenahay Ceel noo gaar ah, waxeynu leenahay sumad inoo gaar ah. Marka walaal weligeen abgaal inama gumaadin. Iimaanki Abgaal baa yiri NINKI BARBAARSHEY BAHAL NOOL KA BAXSEY AMA BUQNO GOOY. marka gebegebo walaal hadey Nuux Maxamuud yihiin dad daciif ah ewelba Abgaal bey ku dhex jireen iyaga beyna iska noqon lahaayeen. Nin inaga mid ah baa yidhi UR AAN URKAAGA AHEEN HADAAD URSATO AA KASEE. Micnaha ma nihin abgaal.... Nuux Maxamuud waa Daarood waa Harti waa Majeerteen waa Maxamuud Saleebaan cid rabtaa iney cid noqoto hey maantey ma jidho. Waa leys yaqaan. Bal markaan su`aasheyda Qolamee baa ka tahay Mj Faaraxoow? Qofki ii baahan emailkeyga waa
abdinasir4@hotmail.com


Captain24 wrote:Abdi,
You are the first Galgale person I ever come in contact with and I'll take your word for it. Somalis are all the same, Midgaan, Cumar Mohamud, Nux Mohamud etc. marka ha ubixin dadkaan
I heard you guys are deep in Kansas City, is that true ?

Lite-Somali wrote: ignore Ashlee shes jus a fat chik who loves qabil bashing
Ashlee wrote:Lite-Somali wrote: ignore Ashlee shes jus a fat chik who loves qabil bashing
What's with these retarded cunts seeking my attention? SNOOP, stop multinicking you faggot. Yeah, I'm fat and I love qabil bashing and I wouldn't hesitate to skin you alive and sell your meat to the local deli, so don't test me bastardyahow.
abdi342 wrote: Donnot insult a brother infront of us we are not here to insult each other. Remember you started disputable topic that offended peoble and he wanted to cleanse away.
You donnot mean saying I can say everything I want and no one can say anything. We are all brothers and sisters from all different tribes of Dblock so we must respect each other.
On the contrary, To that brother I need you please not to react for what you had been said to you by her. I know it cannot be possible but swallow her words indistinctly. Keep peace and be forgivable Allah loves those who forgives.

Ashlee wrote:Lite-Somali wrote: ignore Ashlee shes jus a fat chik who loves qabil bashing
What's with these retarded cunts seeking my attention? SNOOP, stop multinicking you faggot. Yeah, I'm fat and I love qabil bashing and I wouldn't hesitate to skin you alive and sell your meat to the local deli, so don't test me bastardyahow.

Return to “Politics - Puntland”
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests