Beela ka tirsan gobolada Puntland oo si xoowli ah uga soo horjeeda maamulka cusub ee dhawaan
Beesha wagardhac oo ka mid ah beelaha dago mudug Puntland oo cabasha xoogan ka keenay habqeybsiga Xildhibaanada maamulka Puntlland
Hadaan nahay bahweynta beesha wagardhac waxaan halkaan ku cadeyneynaa mowqifkeena ku aadan xaqdaradaa lugu sameeyey beesha oo ah beel u dhiganta beelaha kale ee ku nool puntland ma xaqbaa in beesha aawe oo ah inta kele ee majeerteen in aya helaan 31 xildhibaaan..oo laba xildhibaan kaliya la siiya beesha cumar maxamuud ee gobalka mudug laba xildhiban kaliya lasiiyay beesha tanade ee gobalka mudug anugoo aan helein wax xildhibaan ah taasi waxaan u arkaa in ay tahay mid aad logu xadgudbay dhamaan beelwayna daarood ee mudug oo lafdhabrka puntland.. besha wagardhac Haddaba, waxaan Isimadda Puntland, waxgaradka Aqoonyahanka iyo Samadoonada Puntland ugu baaqaynaa in masuuliyadda Qiyaanada iyo dulmiga lagu sameeyey beelaha dega gobalka mudug keeni karto dhibaato .ayna u fududaynayso cadowga ismaamulka puntland . sida xoogaga shabaaka , somalind..gal-mudug iwm, taasoo keeni karta xadgudub xaduudaha konfureed ee buntland oo qayba kamida cadow gacan ugu jereen sida degmada galinsoor.. iyo xaduuda waqooyi ee gabalka magaalada laascaano ay gacanta u gashay cadowga soo jireenka ah ee hargaysa.. taasta ay masuul ka yahiin madaxda puntland ..bur burka ku soosocda puntland waxaa dusha saaran donaan kuwa hada doonaayo in ay kala fogeeyaan beelaha walaalaha wada dega degaamada puntland , horana u kala fogeeyan , beesha waxay degtaa gobol mudug wayna dhiigda u daadisaa xornimada shacba puntland.. man ay ka helin halxidhibaan .. waxaa na beesha lagu xiray sharuuda xaqdaro ku saleesan . waxaa beesha ugu baaqaysaa in ay ka madaxbanaan tahay dhamaan meelwaynata SADE.. ..xaga arigtda siyasaada , dhaqanka ..iyo degaanka Ayana la wadagton rayiga shacbaka PUNTLAD Haddaba waxaan ka digaynaa in aan la aqbalin waxaas, si cadna looga hor-yimaado, waxa ka soo baxana aan la qaadan madaama musuqmaasuqu dhaliyo Colaad, cadaalad daro iyo bur-bur Dowladeed.Waxaa si cad halkan ugu sheegaynaa hadaanu nahay Beesha wagardhac Waxgaradkeeda, Cuqaasheeda, Dhalinyaradeeda iyo Samadoonadooda in lagu xadgudbay Sharcigii lagu soo xulayey Xildhibaanada Puntland oo aheyd mid lugu xaqiraya beesha WAGARDHAC .. kursigeeda xildhibaanimo,1998 ilaa 2009 beesha WAGARDHAC.. ayna beeshu suu busay dulqaad ..dheeraada kana aamustay xadagud hore loogu suubiya iyada oo ka fakaraysa horumarinta bulshada puntlad ka gaabsata sanadkii 1998... beesha oo dhiigeeda u daadisay laduugay xaquuqdeeda ilaa hadana wax is weydiiyey majiro sababtaa awgeed waxaan ka diageynaa xaaqibu xumo ku dhacda puntalnd markii beesha dibada iyo gudaha ay arkeen in lugu tuntay xaqooda,hadaba warhiiy nin ay seefi qaaday iyo nin soori qaaday war nimankaan xaqooda haloosooceliyo hadii tol iyo ilmo adeernahay, maxay sabataas kudhacday eeda ma isimada aleh waxgaradka puntland oodhan iska inkiray xaqeena.aqoonyahan iyo waxagaraka ka soo jeeda beesha wagardhac oo caan ku ah xuquuqda ilaanta shacabka puntand ,abaabulka bulshada iyo xorriyadda iyo horumarita degaanka puntland... waxaa kalo oo beesha wagardhac ugu baaqaday in shacabka beesha mar walba hiil iya hooba lagarab taagan yihii shacabka buntland.. waxaa u soo jeedinayaan in laga gudbo qaabka sadbuursiga ah ee dadka marin habaabinya danaha shacbaka puntland. laga gubo.. oo loo ogalaado shacbka u dhashay puntland doorosha xaq ku dhisano.. si toos ahna loo doorta barlamaabka puntland.. si toos ah na looga soo doorta shacbka u dhasha puntland laguna saleeyo tirakoob xaq ku dhisa.. waxay beeshu ugu baaqaday dhamaan xildhibaanada ka soo jeeda beelaha daarood ee dega gobalka mudug in ay isaga baxaan ..barlamaanka cusub .. kana hortagaan sad buursiga beelaha daga bari ..nugaal cayn\sanaag .waxaayna ugu baaqeen in aan laqaadin codka maxawaynimada puntland iyada oo aan la dhabamystirin wakiilada beelwaynta daarood mudug.
dibna loo sixin qaladaaka ka dhex muuqada golaha degaanka puntland .
ayan ka so baxay shirweyne ka dhacay magalada seattle wa ee dalka mareykan oo
aay ka so qeyb kageleen bahweynta lelkase
waxaa lagu gorfeyay bahiida ka tagan mantay dalka somalia iyo sidii mamulada cusub ee hada bilabanaya lola qabsan lahaa
kadib markii aay dowladi kmg aheed aay dhacday kadibna aay u muqato ii uu abdulahi yusuf oo waado qas caad iyo nabadiidnimo aay u muqato iin u
donayo ii aay punland gosan donto balse aay ariinta u cuntami weyday bahweynta lelkase
waxaan meshan ka shegayna marka hore assaka puntland oo aay aheed mid aay ku midoben
3 urur oo kala ah sidan SNDU USP SSDF
MARKII AAY DHACDAY DOLADII MAXAMED SIYAAD BARE WAXAA BELAHA SOMALIYEED SAMEESTEN
URURO MAMUL AHAAN U SI MATALA MADAMA AY SAN JIRIIN DOWLAD DHEXE SHIIRKII KA DHACAY GAROWE 1998 KII WAXAA LAGU HISHIIAYAY IN SEDEXDAS URUR AAY KU MIDOBAN DOWLAD GOBOLED KU MELGAR AH
OO LAGU MAGAC CAABO PUNTLAND
HADA WAXAA SO BAXDAY IN PUNTLAND AAY MUQATO MID LAGU KALATAGAYO WAYO BEESHA LALKASE OO AH BELAHA UGU WAWEYN PULNAD MARKII MESHA HARTI OO AH BESHA 1 ah waxaa 2 ah lalkase oo waliba ah mesha kaliya ee ugu awooda badan hada sikastaba balse waxaan hada lenahay puland waxaan qadacnay waxey wax ku qeybiyeen markii aan firinay sida wax u socdan waxaan u aragna iney tahay waxaas wax an u cuntamin bahweynta lalkase oo go.aan wada jir ah uga so sartay in aay puland ka baxayan sida ugu dhaqsaha badan hada aay socdan shir weyne lagu diyarinayo sidii mamul losameysan laha hada si ku meel gar ah borka loga jafo ururkii sndu ahaaa oo hada sii ku meel gar ah lagu magacabay gudomiyaha ururkaas DR Abdirizak musse hange oo joga dalka mareykan ah waxaan
Hada sida meshan ku cad ma noqoneysa heshiiskii 3dexdii urur
aay ku galen garoowe 1998kii firi
Majeerteen 31
Dhulbahante 17
Warsangeli 9
Dashiishle 3
Cabdi Koombe 1
Others 5
Leelkase 3 Xubnood
Awrtable 1 Xubin
Meheri 1 Xubin
Harti 93%
Leelkase 5%
Awrtable 1%
ariistaas mesha ka muqata ma dulmi ba mase waa wax sax ah waa maya
waxaan hada so sari dona qoraal dher oo aay ku saxixan yihin dhaman beshaas
sidaa aad ogtihin waxaa jirta in Abdulahin yusuf iyo waxii daba dhilif oo ahba aay dulmi ka sameyen dalka somali gar ahaan koforta somalia
kadibna uu dib ugu so cararay puntland taas mahan nin aay difaci karan waqtigi jahiliga ahaa oo ladhihi jiray yaa darood ah waa laso dhafay hada waxey mareysa ninkasto waxad geysato waa ku adiga marka sidaa muqata hada waxaa isku heysay waa puntland hadii lagu kala tagay puntland oo aay bilabatay dulmi iyo waxii lagu hishiyay wax aan aheen ayaa waxaa qatay dad wax magarato ah oo beesha ugu jira mamulka hada waa leysaga daba imaday tasna mahan mid soconeysa
walale waxaan ka codsaneyna ineed na so wacdo adiga kaga waa no so galiyay maqan wax ka qaldan warkana aad noso dabacdo sida ugu dhaqsaha badan adana tafaftirto adiga ayaa wariye ahye ok by telku waa sidan 206-779-4192
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
I hope this shit is fake ,it is a hutu site afterall
WAA WAREEY






