Page 1 of 2

Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Tue Feb 10, 2009 9:26 pm
by Xamud.
Dagaal u Dhexeeya Laba Maleeshiyo Oo Xalay Ka Dhacay Gaalkacyo.
Feb 09,2009
by Gaalkacyo Gedonet News

Dagaal ayaa xalay waxa uu ka dhacay magaalaga Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, dagaalka oo u dhexeeya laba beelood oo halkaasi wada daga ayaa wuxuu ka bilowday sida loo badan yahay dhul-boos ah oo in mudo ah uu murankoodu soo taagnaa.

Dagaalkaas waxaa ku dhintay 2-qof iyadoo mid kalena uu ku dhaawacmay, labada qabiil ee uu dagaalku u dhexeeyo waa Sacad iyo Laylkase, hada kahor ayaa dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay uu sidan oo kale labadan qabiil ku dhexmaray booskaas awgiis.

ilaa iyo hadda ma jirto wax waan-waan ah oo laga dhex-wado labadaas kooxood ee dagaalamay, waxaana jirta hub-urursi ay labada koxood mid waliba goonideeda u samaynayso.

Gedonet-News Gaalkacyo.

:shock: :shock:

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 6:48 am
by Murax
Thats messed up walle

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 9:14 am
by gemini07
Sacad will be cleansed from Galkacyo if they keep murdering innocent people

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 9:18 am
by Somaliman50
^^ like you guys were :lol:

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 9:35 am
by Xamud.
Gaalkacyo is in a very good shape right now! war is deff not needed there tension badan baa ku jiray hawada maalmahan Ilaahey ha kala qabto dadkan, my cousin told me that Reer Fiqi Ismaciils is gearing up for war, the entire neighbourhood of X Garsoor is on lock-down :shock:

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:11 am
by Padishah
Indeed, the entire Sacad clan, including women, children and the elderly, should be 'cleansed' because clashes happen and murders happen in Galkacyo! The logic of this is impeccable.

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:31 am
by gemini07
Xamud

awoowe yaa lacagta hubka aruuriniya ,i'd like to donate ..

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 10:41 am
by gemini07
Padishah wrote:Indeed, the entire Sacad clan, including women, children and the elderly, should be 'cleansed' because clashes happen and murders happen in Galkacyo! The logic of this is impeccable.

Such an annoying prick ,All you do in this section is exude shit
Take your Salvation Army can full of unasked for opinions and get out of here :arrow:

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 1:00 pm
by Dudaaye
tribal war is for ignorant people, who fight for no apparent reason.

ALLAHA U NAXARIISTO Dadka Dhintay.

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 3:56 pm
by GENERAL_SNM
Padishah wrote:Indeed, the entire Sacad clan, including women, children and the elderly, should be 'cleansed' because clashes happen and murders happen in Galkacyo! The logic of this is impeccable.

:up: :up:

Walle someone needs to check if this guy really is majerteen, his too balanced. Maybe there is hope after all. :up:

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 4:33 pm
by Shilka Jr.
Interesting.

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Wed Feb 11, 2009 6:39 pm
by Xamud.
Duudaye get the fuck outta here you bitch! dont talk about ignorance, you are by far the most ignorant person on this forum.

Gemini
Awoowo :shock:

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Thu Feb 12, 2009 3:35 am
by gemini07
awoowe

Runtii marna ma rabo ineey galkacyo dagaal ka dhacdo ,laakiin reerahaan intaasoo nin beey toogteen!

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Thu Feb 12, 2009 4:05 am
by Firefly
Ilahay uu naxariisto inti dhimatay. Ameen.

Re: Breaking news!! Clashes in Gaalkacyo

Posted: Thu Feb 12, 2009 5:47 am
by surrender
^aamiin!