Bayaan kaso baxay jaliyada Tanade darood (Lelkkase)
Posted by Muqdisho
Monday, February 23 @ 12:47:43 EST
shiirweyne lagu qabtay seattle oo ay khadka TeleConference uga qayb qadanayen dhaman jaliyadaha dibada iyo waliba xubno muhiim ah oo wadanka somaliya joga ayaa waxaa lagu tageray go.aanka uu qatay Abdulahi Ahmed Abdille( ASARI)shiirkaas ayaa waxaa sidoo kale hambalyo logu diray dhaman 10 ka xildhilaban ee ka tirsan barlamanka dowlada mindimada qaran sida aay u wada qateen hal go.aan oo wax ku ool ah taas oo ka turjumeysa isku xirnaanta beesha tanade darood (lelkase )
waxaan aad iyo aad u tagersanahay afhayenka BBCda ka hadlay Ali Ismaciil Abdi Giir
waxana u aragna ariintaas mid u kashaqeyay Omar Abdirashiid Ali Sharmarke taas oo ay jaliyadu Dusha uga turtay eeda ariintaas waayo siida u wax u magacabay waxeey u muqata mid aan cadalad aheen
waayo beesha tanade waa belaha ugu firfircoon somalida ama darood sikataba ahate waxaan so dhaweyneyna dhaman sida taxadarka leh ee aay beeshu isaga fogeysay wax u so magacabay Omar Sharmake inay tahay wax aan beeshaa u cuntami taasna maqadaneyno dhaman dadka meshaas isku imaday magacyadoda halkan ka ariso
(1) nabadoon.. mohamed maxamuud egal
2 suldan.. hassan cali damle
3 gen.. osman abdi kaarshe (gen jeego)
4 nabadoon.. mahad hassan farax
5 Islan.. Abdirizak muuse xaange
6 ahmed maxmed birjeeb
7 abdikariim aden wagafe
8 omar isman cigaal
9 abdicasis bananey
10 abdifitah yusuf hirabey
11 col.abdiwali dharbaxo
12 bashiir maxamud afweyne
13 abdisamad egal hurudo
14 maw yusuf abdi giir
15 abdiqadir cali afdhuub
16 nabadoon Abdisamad elmi xaashi
17 abdisahal jamac urufey
wan ka xumahay dadkaas oo garaya boqolal magacyadoda meshen kuma so kobi karo
sidaa aad u jedan dhaman jaliyada reer lelkase ee seattle waxeey so dhaweyneyn iscasiladi plt abdulahi ahmed abdille asahri iyo hadalkii afhayenka beesha cali ismaciil abdi giir.
Taas Tan iyo marki lagu dhawaqay dowlada cusub ee uu soo dhisay wilka anan wayo araga ahayn aya waxa isi soo taraya belaha an ku qanacsanayan sida lo mareyay xubnaha golaha wasirada ee dhawan la magacabay sido kale waxa mudaharadyo lagu cabirayo mowqifka laga taganyahay dowlada lagu soo bandhigaya gobolada GEDO GALGADUUD J/HOSE dhawana waxa la filaya bananbax kale oo ka dhicii dona gobolka MUDUG dagmoyinkis Galkacyo iyo Galdogob
CALI DAHIR CIID
LEUWARDAN NETHERLAND
CALICIID55@HOTMAIL.COM