Horta waxaan la yaabahanay majeerteenka meesha ku jira colaada ay u qabaan walaalahood dhulbahante ilaa intee dhantahay.
Ilaa shalay dagaal baa wuxuu ku socday galgal ilaa hadana gurmad baa socda, wolow markii danbe dhulbahantuhu hantiyeen guushii. Sasoo ay tahay puntland section wax ka hadla arinkaa wali maanan arag, puntland secton waxaa u badan ciise, cisman maxamuud iyo inyaroo bicidyahaan daba dhilifa, khalif shiikh ayaa horey gabay uu u tiriyey wuxuu yiri:
Magac ba'aye Ciisaan lahaa, way mintidayaane!
Cismaankii is maahuurin jiray, malihi beenowye,
Haddii muran dhex maro reer tolkood, ways mutuxiyaane
Goortey shisheeyaha mutaan, reer marti xumooyin;
Malaggii walaalkii nin jecel, muruggo waw koowe
Ragga lagu malkhadayaana waa, mahurtadiinniiye
Mar un inaad is daydaanna way, kaa madowdahaye!
Ninba maalin baa loogu iman, maxashadiisiiye
Qoladay markaa haysataa, kaga maqnaataane
Enough said:/
Dhulbahante waa gob walee wakaa buuhoodle intey kasoo duuleen ceelashii iidoorku qoteen kawada owday iidoorna cashar lama filaana u dhigey. Walee dhulbahante waa dowlad, waa inaan hal gabay ku tuuraa..
Wax qaniina aar meel fadhiya bahal quraanjaaye..
Ilkihiisa uma quuro iyo qaarka sare e..
Uma quud daroodee markaa qoob iskaga sayre.
IIdoor intii dunida luguu qooqiyey qani is moodeen..
Walee iidoor jab iyo halaag baa heley waxaa kaaga daran ayagoon dagalaamin bay iska carareen ceebtood maaha ee waa caadadood.



