Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Vaccinations Have Started

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
gemini07
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7100
Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
Location: president of amiir faroole's fan club

Vaccinations Have Started

Postby gemini07 » Sun May 24, 2009 8:57 am

http://www.garoweonline.com/artman2/pub ... /Tal.shtml
:clap:

Talaal ka bilowdey Puntland,

23 May 23, 2009 - 12:04:19 PM


Ardada Iskuulka Cafimaadka Garowe
Waxaa maanta 23 May,2009 degaamada maamul goboleedka Puntland hoos yimaada ka furmey barnaamij la yiraahdo maalmaha caafimaadka Caruurta kaas oo ay iska kaashanayaan maamul goboleedka Puntland, UNICEF IYO WHO.

Barnamijkaan maalmaha Cafimaadka Caruurta ayaa waxaa uu ka kooban yahay talaal looga hortago cudurada jadeecada, dabeysha iyo teetanada kaas ay ku jirto Hooyada caruurta dhashay.


Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr. Biixi
Goojooyinka la siinayo Caruurtaan ayaa waxaa sidoo kale ku jira Vitamin A oo looga hortagayo Indhabeelka, Gooryaano laga soo ridayo Caruurta, kiniini biyaha nadiifiya iyo wacyi galin Guud.

Adeegan ayaa waxaa la gaarsiin doonaa iyada oo hayáda UNICEF maalgalinta leedahay 230,000 Caruur ah iyo 300,000 Hooyo.


howl wadeeno ka qayb qaadnaya Talaalka
Ololahaan oo ah midkii ugu horeeyey oo laga hirgaliyo maamul goboleedka Puntland laga hirgaliyo intii uu jirey ayaa waxaa xarunta PDRC ee magaalo madaxda Garowe talaalkii ugu horeeyey Ilma yar ku siiyey Madaxweynaha Puntland iyada oo halkaas ku sugnaayeen howlwadeenada Wasaarada Cafimaadka kuwasoo horkacayey shaqaalaha 5 maalmood ka qayb qaadan doona hirgalinta Talaalkaan.

Madaxweynaha Puntland ayaa shacabka Puntland ka dalbadey in si buuxda uga qayb qaataan Ololaha talalkaan isaga oo sheegey in ay tahay mas'uuliyad diimeed iyo mid Waalidnimo.

Talaalkaan oo socon doona 5 Maalmood ayaa waxaa ka qayb qaadanaya 3000 howlwadeeno halka gawaarida gaareyso 430.


Madaxweynaha Pl oo dhagax dhigaya Isbitaal
Dhinaca kale waxaa maanta Madaxweynaha DGPL dhagax dhigey Isbitaal cusub oo loo dhisayo dadka Dhimirkooda wax u dhiman yahay kaas oo ku yaala duleedka magaalo madaxda DGPL.

Munaasadbadaan dhagax dhiga ah ayaa waxaa goob joog ahaa Gudomiyaha gobolka Nugaal, Gudoomiyaha degmada Garowe, madaxa hayáda daryeelka bulshada iyo mas'uuliyin sare oo kale.

Isbitaalkan oo dhismahiisa ka qayb qaadan doonaan dowlada Puntland iyo Ganacsato ayaa 20,000-kii dollar ee ugu horeysay waxaa baxshay Shirkada Dahabshil.

Maamulka cusub ee Puntland ayaa tan iyo intii uu xilka qabtey waxaa u suurta gashay in ganacsatada Puntland kasoo qayb galiyo hurumarka gobolka.

Ganacsatada Puntland kuwooda ku sugan Bosaso ayaa bilihii lasoo dhaafey balan qaadey in ay dhisayaan Isbitaalka Bosaso oo laga dhigayo Labo Dabaq halka shirkada Golis ay sameyneyso calaamadaha wadada dheer ee isku xirta Puntland.

GAROWE ONLINE

User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: Vaccinations Have Started

Postby jamols2 » Sun May 24, 2009 10:39 am

good news :up:

User avatar
Cusmano
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Sat Apr 18, 2009 2:38 am
Location: Qardho

Re: Vaccinations Have Started

Postby Cusmano » Sun May 24, 2009 10:40 am

:up:

surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Vaccinations Have Started

Postby surrender » Sun May 24, 2009 2:28 pm

good news! :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests