Waxaa maanta ka soo dagay gegida diyaaradaha Connoco ee Magaalada Garowe wafdi ka socda hay'adda
baarista shidaalka ee Range Resource, kuwaaasoo kullan la qaatay agaasimaha macdan baarista PL
Ciise Dhoolawaa iyo wasiirka maaliyada.

Waxaa lugu sheegay imaanshaha masuuliyiintaa iyo kullankaa laba geesoodka ah, siddii ay suuragal u noqon lahayd
siddii macdan ama shidaal laga soo saari lahaa meelo ka mid ah PL, waxaana wafdigaa ka mid ahaa agaasimaha
guud ee shirkadaas Peter Landau iyo madaxa amaanta Meachel Fox.



