Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland Diaspora Meeting In Denmark. Pictures

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Puntland Diaspora Meeting In Denmark. Pictures

Postby Osman-NZ » Sun Jul 05, 2009 5:40 pm

Image


Denmark: Shir ay Shalay isugu yimaadeen Jaaliyada Puntland ee Copenhegan oo Dr Dhagacade warbixin xaalada caafimaad ku siinayey jaaaliyada
5. juli 2009

Copenhegan - Shirkan khaaska ah oo uu isugu yeerey Dr. Cabdulqaadir Mohamed Jamac Dhagacade Jaaliyada Puntland ee Copenhegan ayaa wuxuu u dhacey sidii loogu tala galey,Ditoorku wuxuu halkaas kusoo bandhigey xaalada guud ee caafimaad ee soomaaliya khaasatan Puntland,wuxuu gaar ahaan ka hadley baahida loo qabo caafimaadka puntland,wuxuu ka hadlay mashaariic kala duwan oo qaar uu isagu ku guda jiro dhismohooda sida Machad waxbarsho xaga caafimaadka ah oo laga hirgalnayo Gaalkacyo,kaasi oo dhismihiisa uu bilaabey,wuxuu kaloo la hadley jaaliyada oo sidii uu horey ula soo hadley jaaliyadaha kale ee Ingiriiska iyo Norway uu ku bogaadiyey iney wax ka qabtaan oo caawiyaan mashaariicda lagu hormarinayo Puntland ma ahan oo kaliya caafimaadkee waa guud ahaan in dadka iyo Dalkaba wax loo qabo.

Wuxuu kaloo soo hadal qaadey in umada soomaaliyeed guud ahaan ay ka faa'iideystaan Isbitaalda gaalkacyo oo uu isagu ka howlgalo,wuxuu sheegey in dad badani ay uga yimaadaan meelo ka baxsan deegaanka puntland.

Mar uu ka hadlayey koonfurta gaalkacyo wuxuu sheegey dhaqtarku in dadka degan koonfurta Magaalada Gaalkacyo ay diyaar u yihiin iney ka qeybqaataan hoirumarinta caafimaadka iyo Horumarintan Guud ahaan Goboka.

Wuxuu aad ugu faraxsanaa dhakhtarku sidoo loo soo dhaweeyey.dadkii halkaas isugu yimidna waxey aad ugu riyaaqeen howlaha caafimaad ee ka socda puntland waxeyna muujiyeen iney ka go'an tahay ka qeyb qaadashada iyo dhira galinta mashaariicda lagu hormarinayo wadanka.

Wuxuu heley dhakhtarku balan qaadyo uu ka heley ururo samafal oo Dhalinyaro soomali ah hogaamiso kuwaasoo sheegay in ay qalabyo kala duwan geenayaan wadanka.

Waxaan marnaba la ilaawi karin sawiro tibaaxay dadkii halkaas isugu yimid oo diktoorku soo bandhigey kuwaaso ahaa dad badan oo la ildarnaa xanuun balse laga dagaweeyay, waxaan ka mid ahaa qaar badana uu isagu gacantiisa ku qaley oo hada dadkooda ka midaah, caafid wanagsana helay.

Wuxuu kaloo ku booriyey Dadka wax bartey ee qurbaha jooga iney wax u taraan dadkooda wuxuuna yiri "waxaad cilmiga u barateen dalkiina iyo dadkiina waana idiin baahan yihiin maanta"wuxuu Dhakhtarku sheegey in kaalmada caafimaad ay guud ahaan soomaliya u baahan tahey hadii Puntland laga hirgaliyo mashaariic caafimaad oo tayo leh waxaa ka faa'iideysanaya xitaa buu yiri Soomalda oo dhan meel kastoo ay jooganba waayo hadaba waxey nooga yimaadaan meelo badan si ay u helaan daweyn iyo qaliin guudba.


More Pics Below
Source:http://www.allpuntland.com/article/anmviewer.asp?a=5546&z=2

All specialized doctors from the puntland diaspora are being urged to return back to their country and to join the developments that is occuring especially in the health department of the state. There has already been huge works that has already begun in galkacyo which is trying its best to cope with the influx of ppl outside of puntland who enter in the land.

Anyways this is the year 2009 and it seems the whole of puntland is focussed on health, education, security, and internal matters which was drastically different a couple of years ago.

Anyways this is good news i posted regarding samofal organization in earlier threads about the excellent work their doing to help the influx of ppl who are entering puntland. Everyone must understand Puntland major problem in every department is due to the idps. I will be posting an article regarding the idp's of puntland because this is now becoming sector of puntland society.

Anyways galmudug and puntland are working together in galkacyo to advance galkacyo hospital facilities in order to deal with the demand that is required. This meeting in denmark between the diaspora is about looking at ways on how doctors in the west who are from puntland can constructively help with the process.

Like i said i will be posting an article regarding the idp after this thread because this is huge issue that needs to be addressed.

User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Puntland Diaspora Meeting In Denmark. Pictures

Postby Keyse_0208 » Sun Jul 05, 2009 5:41 pm

wooow, 2 people sitting in a House .... Great Horumar :mrgreen:

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Puntland Diaspora Meeting In Denmark. Pictures

Postby Osman-NZ » Sun Jul 05, 2009 5:45 pm

keyse...the pictures are at the website...besides i can post hilton reception of our president...bossaso mayor meeting foreign minister of sweden...bro puntland is moving ahead...presidential tour of our president...united nations just cut ties with sland completly and african union is working on sanctions on sland...arab league is looking at cutting livestock trade...sxb baxar weyn baad ku jirtin not to mention the 1 million ppl starving which will be 2 millio now after the sanctions are put forth...

Anyways go worry about your cesspot misery, not maseerka puntland remember america said WE SUPPORT PUNTLAND...ha kugu dhegto

User avatar
Osman-NZ
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 606
Joined: Thu Jul 02, 2009 8:50 pm

Re: Puntland Diaspora Meeting In Denmark. Pictures

Postby Osman-NZ » Sun Jul 05, 2009 5:48 pm

keyse i dont talk to sland anymore bro, america congress qofka saxsan iyo qofka qalad wa la kala baxay...now move on bro...i stick to my puntland stuff now...i know im the leader of somalis because america supports us


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 5 guests