Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland Disability Commitee Hold Conference

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
usman-84
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Wed Jul 15, 2009 12:46 am

Puntland Disability Commitee Hold Conference

Postby usman-84 » Sat Jul 18, 2009 7:03 am


GAROOWE: Ururka naafada Puntland oo baaq u diray dowladda Puntland, Hay’addaha caalamka & Jaaliyadaha
Posted to the Web Jul 18, 05:08

Garoowe (PP) - Waxaan maanta shir ay isugu yimid Xubnaha Ururka Naafada ee Somaliyeed gaar ahaan Puntland oo uu Xafiiskiisu yahay Caasumada Magaalada Garowe ay ku soo Saareen baaq ay u dirayaan Dowlada Puntland Hay’adda Caalamiga,Ururada Maxaliga ah, iyo dhamaan Jaaliyada Soomaliyeed Gaar ahaan Jaaliyada Puntland oo ay kaga codsadeen in ay wax u qabtaan Dadka Naafada ah ee ku nool Puntland.



Ururka Naafada Somaliyeed oo ah Urur u dooda Xaquuda Dadka Naafada ah ayaa waxaa la asaasay Taariikhdu Marhay ahayd Saturday, November 01, 2003,Ururkaan oo ay asaaseen dhalinyaro Naafo ah, Dhalinyaradaan oo ku Naafoobey Dagaaladadii Sokeeye ee Soomaliya iyo kuwa iyagu ku dhashay Naafada, kadib markii ay arkeen dhibaatada haysata dadka Naafada ah ee Soomaliyeed oo aan helin wax xaquuq ah ilaa iyo intii ay burburtay Dowladdii dhexe ee Somaliya, Ururka oo aan wali ka Helin wax xaquuq ah Maamulka Puntland,Hay’adda Caalamiga ah iyo dhamaan Jaaliyda Puntland

Baaqaan ay soo saareen Xubanah Ururka Naafada ayaa waxaa ay Maamulka Puntland, Hay’addaha Caalaimiga ah iyo Ururada Maxaliga ah ay kaga codasadeen in ay dadka Naafada ah ee ku nool Somalia gaar ahaan Puntland ay u baahan yihiin in wax loo qabto sida Xaquudooda u gaarka ah sida.

1.
Waxbarasho
2.
Caafimaad
3.
Qalabka Naafada
4.
Xarumo lagu Xanaaneeyo
5.
Shaqooyin

Ururka Ayaa waxaa uu Maamulka Puntland ka codsaday in uu wax u qabto dhaman Dadka Naafada ah ee ku nool Somali gaar ahaan Puntland dadka Naafada ah oo aan helin Xaquuda ay ku leeyihiin Dalka, maadaama aysan haysan wax taakulo ah aysana ka helin Dowlada Puntland iyo Hay’addaha Caalamiga ah ee ka howl gala Puntland.


Gudoomiyaha Ururka Naafada Puntland Dr Abshir Siciid Cumar ayaa waxaa uu sheegay in ilaa iyo intii la asaasay Ururka uu sameeyey Registration ay ku sameeyeen dadka Naafada ah ee ku nool Gobalka Nugaal iyo Degmooyinkooda, ayna u sameeyeen Xafiis ay leeyihiin dadka Naafada ah.

Mar wax laga weydiiyey ilaa intii uu dhisnaan Ururku waxa uu qabtay, dadka Naafada ah ayaa waxa uu sheegay in uu Ururku u Sameeyey dadka Naafada ah Xafiis ay loogu adeego Dadka Naafad ah, Iyo in dad aan haysan wax qalab ah ay uu u diray, Sida Gaalkacyo iyo Hargeysa dadkaas oo isugu jira dad waaweyn iyo dad yaryar, dadkaas oo dhamaan 15 qof isaga oo u aruuriyey Qaaraan (Contraption) oo ay iska dhex aruuriyeen dadka Naafada ah dhexdood.



Mar uu Gudoomiyuhu sheegay in ay jiraan dad badan oo Naafo ah oo aan waligoo ahar Cirka iyo Daruuraha, Dadkaas oo aan haysan qalabka Curyaamada, hadaba waxaanu dhamana Madaxda Sare ee Puntland iyo Hay’adda Caalamiga aanu ka codaneynaa iney Caawiyaan Dadkaas Naafada ah ee Walaalohood, (Maamaah ayaa waxaa ay tiri Marka qofku uu lixdiisa lixaad leeyahay ayaa loo baahan yaha). Gudomiyaah ayaa sheegay in dadka naafada ah ay u dheertay Naafanimada yasitaan iyo Daryeel la’aan Haysata maadaama ay lixdoodi lixaad aysan haysan.

Baaqan ayaa Waxaa ku Saxiixnaa

1. Gudoomiyaha Ururka Naafada Puntland - Abshir Siciid Cumar

2. Gudoomiye ku Xigeenka ururka - Deeqo Xasan Cali

3. Xoghayaha Ururka Naafada Puntland - C/mahad Cali Liban

4. Afhayeenka Ururka Naafada Puntland - Caduur Aadan Caruur

5. Isku Xiraha Naafada Gobalada - Saleemaan Siciid

4. Xubin - Siciid Cabdi Salaan

5 .Xubin - Canab Cali Shire

6. Xubin - Deeqo Axmed Warsame



NB. Waxaa lagala soo xiriri karaa Xafiiska Ururka Naafada


Addresses:

Tell: 25290781809—746950—740257--747030

E-mail sdcorg2007@yahoo.com

E-mail loole15@hotmail.com

E-mail cabdimahad77@hotmail.com

Gudoomiyaha Ururka Naafada Puntland

Mr. Abshir Siciid Cumar

Source:http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=7990

This is good cause to help ppl with disabilities inside puntland, i am sending an email to the head of the committee and asking what i can contribute to help him from new zealand. We have disability organizations in new zealand so if he needs materials and stuff i'll see if i can organize that.

User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: Puntland Disability Commitee Hold Conference

Postby jamols2 » Sat Jul 18, 2009 4:56 pm

good on you bro :up:

User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Puntland Disability Commitee Hold Conference

Postby zingii » Sun Jul 19, 2009 2:38 am

Did that and done that, good to see kudayashada wanaagsan ee aad suubiseen. :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 3 guests