Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland Planning Ministry Sign Workers Agreement. Pictures

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
usman-84
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Wed Jul 15, 2009 12:46 am

Puntland Planning Ministry Sign Workers Agreement. Pictures

Postby usman-84 » Sun Jul 19, 2009 7:00 am

Image
Image
Image
Image
Image
Image

Wasaarada qorshaynta Puntland Oo xaflad uqabtay sidii loo anxisn laha shaqaale cusub Oo dowlada u shaqeeynaya>>>>


abdirahmaan Mohamed koronto
allidamaale.com-(xafiiska-Somalia-Garoowe) Axad 19 Jul 2009


Garoowe-(Allidamaale):-Wasaarada qorshaynta iyo Iskaashiga xirirka caalamiga ee Puntland Oo xaflad uqabtay sidii loo anxisn laha shaqaale cusub Oo dowlada u shaqeeya.

Waxaa maanta lugu qabtay xarunta Wasaarada Qarshaynta iyo xariirka caalamiga ah xaflad loogu talagaly in lugu ansixiyo shaqaalaysiinta 16 ruux oo imtixaan dhawaan ugu soo gabagaboobay xarunta Hay,addd UNDP ee Magaalada Garowe ee xarunta Puntland.

Xafladan ayaa waxaa ka soo qaybgalay madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Maxweyne nimo ee Puntland G, Cabdi Samad Cali shire Xubna ka tirsan Golaha xukuumada Masuuliyiin ka socda wasaaradaha kala duwan ee Dowlada iyo dad wayne kale.

Qudbada xafladan ayaa waxaa xariga ka jartay wasiirku xigeenka wasaarada Qorshaynta iyo xariirka caalamiga ah ee Puntland Marwo Saynba Ugaas waxeyna amaan balaran u jeedisay Hay,dda UNDP oo ay sheegtay in gacan buuxda ka qaadatay soo saarista shaqaalo taye leh oo ay yeshaan dhaman wasaradaha kala duwan ee Xukuumada.

Wasiirada ayaa tilmaamaty in imtixaanaadka inta aan la fariisan ka hor ay jireen dalabyo kaga yimid tira dad ah oo shaqa doon ahaa balsa waxkasta ay aqoonta ku kala sareen si loo helo shqaalo maamul wanaaga yaqaana aqoona u leh howsha hortaala ee horumarinta Sgacabka Puntland.

Munasabadaan balarneed oo goob joog ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka ahna sii hayaha xilka Madaxweynaha ayaa hadal kooban oo uu ka jeediyay halkaa, ugu baaqay Shacabka Puntland in ay ka fikiraan sidii dalkooda u hormarin lahayeen madama maamulka haatan jira uu yahay mid isbedal doon ah sida uu hadalka u dhigay.

"Anaga maamulkayna waa mid dadka shacbka ah raba in ay la shaqeyaan waxaan ku wargalinayaa dhamaan wasaaradaha in ay qatan shaqaalo aqoon taysan leh si loo helo maamul wanaagsan ma ahan maamulkaan mid garab wax ku siinaya ee hadafkiisu waa maxaa taqaan " sidaa waxaa yiri Madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Cabdi samad ayaa sidoo kale bogaadin u soo jeediyay Hay,dda UNDP oo uu sheegay in gacan buuxda ka qaadatay kor uqaadida xirfada aqooneed ee Shaqaalaha, waxaana leeyahy waad ku mahadsantihiin sida wanaaga badan ee aad noola shaqaynaysaan sidaa waxaa mar kale yiri Cabdi samad cali shire.

Xafladaan oo aheed tii ugu horaysay ee loo qabto ardaydaan ayaa imanaysa xili imtixaankaa 16 ruux ka soo baasgareeyeen ay u fariisteen ku dhawaad 50 arday oo ka kala yimid gobalada kala duwan ee Puntland

Allidamaale.com
Your Reliable Sources

Source:http://allidamaale.com/Qorsheynta_Puntland.htm

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests