Puntland waxeey uu bahantahay jidadka gaariga iyo midka dadka maraan in loo dhiso iyo fiilooyinka korontada in loo habeeyo iyo street lights in magaalada oo dhan lagu wareejiyo...hadii kuligeen aan tax bixino oon lacag aruurino we can do that..insha.allah
