Ducaysane_87 wrote:ina aadan wrote:Duc dagmada iyo gobolka kala qaad
danood magaalada hal kuri oo isaaqa
walaahi in aan laga helayn e dagmada
waan wada dagnaa
![]()
![]()
![]()
![]()
![]()
Ina lilaahi wa inaa ileyhi raajucuun
war heede didnt i just say i went there 4 years ago - and the whole damn north of the town is controlled by Hy - Ogaden are not even allowed to past central let alone north
Ninbaa maalin yaabay markaasu gabyay
gabygii ma xasuustee waxaan xasuusta uun
inuu yidhi
nin aduuna joogo maxaa aragti kuu laaban
marka ducaysanoow beentu waa xaaraan e magaala iyo degmada haysku darin







