ogaysiis ogaysiis ogaysiis ogaysiis ogaysiis ogaysiis
Dhamaan muwaadiniinta somaliyeed ee reer Puntland waxaa la ogaysiinaya laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 05-07-2005 in sanad kasta maalinta ay tariikhdu tahay (18ka may) loo aqoonsaday maalinta qashin ururinta Puntland.
waxaa sannad kasta, 18ka may, laga bilaabi doona dhmaan magaaloyinka Puntland olole nadaafadeed oo qashin ururin ah.
ganacsada somaliyed ee reer puntland na waxaa looga digaya, inayan wadanka soo gallin karin, wax dhar ah oo leh midabada casaanka, cagaarka iyo cadaanka toona, ,, gabnacsatada keentaa dharka midabkoodu buluuga yahay ayaan iyaga laga qaadi doonin wax canshuura.
waa mahadsan tihiin






